Dagaal mar kale maanta ka dhacay Shalaanbood Shabeelaha Hoose
Published on June 5, 2014 by Maalik Som · No Comments
Shalaanbood (Sh M Network)—Wararka aynu ka heleyno deegaanka Shalaanbood ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay deegaankaasi.
Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii Maleeshiyo ay kala hoggaaminayeen Guddoomiyaha degmada Marka iyo Guddoomiyaha deegaanka Lambar 50 ay weerareen deegaankaasi Shalaanbood ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaalka iyadoo sidoo kale Maleeshiyadu ay halkaasi ku dileen Nin Ganacsade ka ahaa mid ka mid ah Xawaaladaha ka howl gala deegaankaasi.
Dhanka kale Wararka laga helayo Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in barakac xoogan uu ka bilowday iyadoo la tilmaamayo in Magaalada haatan kaliya ay ku sugan yihiin Maleeshiyaad taabacsan Guddoomiyaha Marka iyo shacabka inta ay isku heybta yihiin.
Guddoomiyayaasha degmada Marka Max’ed Yariisow iyo deegaanka Lambar 50 C/llaahi Waafow ayaa isku bedeley Hoggaamiyayaal Beeleed kadib markii ay si cad u sheegeen in ay dagaal qabiil ku garabsiinayaan Beesha ay ka soo jeedaan.
Clan worshippers kill each other again
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Clan worshippers kill each other again
What are the clans of the two gudoomiyaal Hutuking?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Clan worshippers kill each other again
Da Fuk should i know?
I know the people involved in this senseless killings are cockroaches.
Why are they not going to open field, then perhaps they can finish each others off. But leave the masakiin civilians.
I know the people involved in this senseless killings are cockroaches.
Why are they not going to open field, then perhaps they can finish each others off. But leave the masakiin civilians.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Clan worshippers kill each other again
Abdikarim the hutus dontknow anything about lower shabeelle they are new there indha xaaqo brought them there
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Clan worshippers kill each other again
I am sure you know, I am also sure you are cheerleading for your sideAhlulbaytSoldier wrote:Da Fuk should i know?
I know the people involved in this senseless killings are cockroaches.
Hutuking

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Clan worshippers kill each other again
You are right. Iam cheerleading for them in a way that if i ever catch them, i would behead them 

Re: Clan worshippers kill each other again
tell us where duduble and murasade and wacadaan and mobleen are buried tell us pleaseKhalid Ali wrote:Abdikarim the hutus dontknow anything about lower shabeelle they are new there indha xaaqo brought them there
lower shabelle is the capital of hawiye more than even xamar new my ass
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 189 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 35 Replies
- 2654 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 22 Replies
- 1455 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 21 Replies
- 1179 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 30 Replies
- 1622 Views
-
Last post by kadarre
-
- 2 Replies
- 287 Views
-
Last post by kambuli
-
- 20 Replies
- 2486 Views
-
Last post by zaahidun
-
- 3 Replies
- 416 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 3 Replies
- 400 Views
-
Last post by ciyaal_warta