http://home.cowslafil.com/Deg deg: Dagaal goor dhow ka qarxay deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan
Dagaalkan ayaa waxaa la gu soo waramayaa in ay soo qaadeen maleeshiyaadkii sanadkii hore Qabsaday deegaanka kabxanley ee gobolka hiiraan iyadoo shacabkii kabarakacay deegaanka Kabxanleyna ay hada ku nool yihiin deegaanka hada dagaalka kabilawday.
Wararka naga soo gaaraya halkaas ayaa waxa ay sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac Farabadan ay jirto oo udhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan qabaa ilada wada dega gobolka Hiiraan.
Maleeshiyaadka wata dharka ciidanka dawlada fedaraalka soomaliya ayaa waxay ku hubeysan Yihiin gaadiid farabadan oo leh astaanta dawlada fedaraalka somaliya balse waxa ay Ubababulan yihiin qaab qabiil.
It seems like these dagaal beeledyo double during the Ramadan time.
Is there some sort of ajar connected with it?
