Page 1 of 1

Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sat Jul 05, 2014 4:47 pm
by KingWaslawi
Aan ku horrayno bilaha sanadka:

January = Nagyar
Febraury = Baryar
March = Bariido
April = Wardi
May = Darmo
June = Dhaado
July = Moogan
August = Xaami
September = Suuban
October = Saafir
November = Raajic
December = Raafiq



Maalmaha

Sabti = Amaano
Axad = Adkaysi
Isniin= Lamuuna
Salaasa= Tantuubo
Arbaca = Jaarsan
Khamiis = Fariido
Jimce = Jamaaco

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sat Jul 05, 2014 4:50 pm
by LeJusticier
xagaad waxaan ka keentay?

what happened to

Dago, Bil-Mawliid, Sabbuux, Shacbaan, Soon, Soonfur, Sidataal, Arafo etc?

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sat Jul 05, 2014 5:04 pm
by manaxe88
lol

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sat Jul 05, 2014 6:28 pm
by KingWaslawi
LeJusticier wrote:xagaad waxaan ka keentay?

what happened to

Dago, Bil-Mawliid, Sabbuux, Shacbaan, Soon, Soonfur, Sidataal, Arafo etc?

In kastoo aan jeebkayga kala soo baxay, haddana way dhammaan waxan aad soo qortay.

Shacbaan waa bil carabo ah waana bisha soon ka horraysa, markaa ma carabi lama Soomaali garayn karo.

Bil mawliid iyo carafo na waa la mid.

Aniga ayaa is xil qaamay oo sameeyay bilahan iyo ayaamahan. Fadlan markaa usoo codeeya.

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sat Jul 05, 2014 6:36 pm
by LeJusticier
KingWaslawi wrote:
LeJusticier wrote:xagaad waxaan ka keentay?

what happened to

Dago, Bil-Mawliid, Sabbuux, Shacbaan, Soon, Soonfur, Sidataal, Arafo etc?

In kastoo aan jeebkayga kala soo baxay, haddana way dhammaan waxan aad soo qortay.

Shacbaan waa bil carabo ah waana bisha soon ka horraysa, markaa ma carabi lama Soomaali garayn karo.

Bil mawliid iyo carafo na waa la mid.

Aniga ayaa is xil qaamay oo sameeyay bilahan iyo ayaamahan. Fadlan markaa usoo codeeya.
Waryaa ilaahay yaqaan?

Image

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sun Jul 06, 2014 4:35 pm
by Vivacious
^ :pac:

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sun Jul 06, 2014 5:01 pm
by LeJusticier
DeeqaDagan wrote:^ :pac:

Ma ka yaabtay indha adayga reer burco?

Re: Bilaha Sanadka iyo Maalmaha oo Af-Soomali ah

Posted: Sat Jul 12, 2014 2:50 pm
by LeJusticier
January.......... Dago(Sako)
February.........Buldhure Hore
March............Buldhure Danbe
April.............Rajal Hore
May..............Rajal Dhexe
June.............Rajal Danbe
July.............Sabuux
August..........Waabriis
September.....Soon
October........Soonfur
November.....Sidataal
December.....Carrafo