Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida hawa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida hawa

Post by FarhanYare »

Wasaaradda duulista hawada & gaadiidka CIRKA Somaliland, ayaa sheegtay inay u diyaar garowday sidii ay ula wareegi lahayd Hawadeedda, isla markaana ay tijaabisay qalabkii loo isticmaali kaantaroolka hawadda sare ee Somaliland.

“Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland oo in muddo ah ku hawlanayd u diyaar garowga sidii ay ula wareegi lahayd una maamuli lahayd hawadeeda sare oo ay HORE gacanta ugu haysay Qaramada Midoobay, ayaa diyaar garowgaasi uu ku dhamaaday si guul ah”ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Duulista oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka wasaaradaasi Sadaam Maxamed Axmed.

Wuxuu intaas lagu daray: “Wasaaradda Duulista waxay maanta tijaabisay qalabkii lagu maamuli lahaa hawada sare, ee sidoo kale lagula xidhiidhi lahaa Diyaaraha adeegsanaya hawada Xagga sare iyo Xaga hoose ee Somaliland. Tijaabada qalabkaasina ayaa lagu guulaystay gabi ahaanba ”.

Wasaaradda Duulista ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay maamulato hawadeedda “ Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka waxay halkan ka caddanaysaa in Dawladda Somaliland ka go’an tahay inay maamulato hawadeeda awood buuxdana ay arintaasi u leedahay. Somaliland marnaba aqbalaynin in hawadeeda laga maamulo wadan shisheeye.

Maamulka Somaliland ayaa sheegtay inay ka digayso halisaha ku iman kara daganaanshaha iyo badqabka Mushaaxida hawada sare hadii Qaramada Midoobay ay qaado talaabo aanay isla ogalayn ama ku WADA qanacsaneyn dhinacyada arinta maamulka hawadu ay wada khusayso.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by DR-YALAXOOW »

MASEEYR.COM,, maseeyr ayaa dilay maamulka Hargeysa..
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya, Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya dhowaan la soo wareegayso maamulka hawada Soomaaliya.

Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdiso ayaa sheegay in kulamo uu dalka Talyaani kula yeeshay madaxda hay’adda duulista hawada ee caalamka in ay isku afgarteen in Soomaaliya lagu wareejiyo xafiiska maamulka hawada Soomaaliya oo laga maamulo dalka Kenya.

Qoorsheel ayaa tilmaamay in uu jiro qalab ay leedahay Soomaaliya oo casri ah, kaas oo yaalla dalka Talyaaniga, wuxuu xaqiijiyay in la qorsheynayo qalabkaas in la keeno dalka ay si dowladda Soomaaliya u maamusho guud ahaan hawada dalka.

Hawada Soomaaliya ayaa laga maamulayay dalka Kenya muddo 20 sano ka badan
Hawada Somalia waxaa maamulaya the central goverment sidaa darteed regional goverment inside Somali republic ma maamulayaan Hawada Somalia... Hawada Somaliya waxaa bil waliba ka soo xarooneysa lacag lagu qiyaasay 5 million dollars, lacagtaasna waxay si toos ugu soo dhaceysaa Qasnada Dawlada dhexe ee Somalia..
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Khalid Ali »

Dr Dameer Somaliland is not part of Somalia nor part of your regional government ur govt have signed an agreement about the airspace for all we concern the agreement is binding and correct. if you want to backtrack from it be my guest but it stands :dj:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by DR-YALAXOOW »

yes in your Dream your not part of Somaliya but in reallty and internationlly your homeland its part of Somalia.. just try to google your home Towns weather.. Hargeysa weather today.

http://www.weather-forecast.com/locatio ... sts/latest
Hargeisa Weather Forecast – 10 Day (Waqooyi Galbeed Region, Somalia)
Image
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by skywalker25 »

Dr Xolo, your logic is bad as your English grammar and the only thing one can conclude from your ramblings are that you as an individual are a step away from being sectioned in a mental ward. I think all those years of living the mooriyon lifestyle is catching up with you and has reduced your brain cells to dust. I mean every time you hear Somaliland your mouth salivates like one of Paplov's dogs and you go on one of your incomprendable retarded nonsense. What amazes me even more is your reasoning for these contestant attacks on Somaliland, it's beyond political and in the realms of personal.
So tellus what is it that these Somalilanders in Swefen did to you? Did they not give you caws or refuse to ride a donkey?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Khalid Ali »

He believes we are responsible for his uncle cali mahdi who fought in 1000 year old city and destroyed it and burned it to the ground. Dr yalaxow is just a simple bus driver who thinks that Somalilanders are holding him back from driving faster in his bus , he has not the ability to think beyond the imaginable peace between hutus and that his leaders screwed him over and made his kin refugees in their own country. He is just looking for some one inu ku nafiso most of the time its misery loves company., looma baxo , waxa weye anagu wanu gubanay eeh maaxaad noola guban weydeen lolz hahahaha
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by DR-YALAXOOW »

qaldaamiin . simple and childish personal attack shows me that your just your just frustrated and have nothing to say. waryaa dabaalkaas Skywalker English language aint your mother tongue either. Aniga xaqiiqdii its not my personal personal character the easy way out taasoo ah ( caytin raqiis ah).. waxaa ku dhihi lahaa Qaldaan eat some khaat and afkana rumeyso.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by DR-YALAXOOW »

Khalid Ali wrote:He believes we are responsible for his uncle cali mahdi who fought in 1000 year old city and destroyed it and burned it to the ground. Dr yalaxow is just a simple bus driver who thinks that Somalilanders are holding him back from driving faster in his bus , he has not the ability to think beyond the imaginable peace between hutus and that his leaders screwed him over and made his kin refugees in their own country. He is just looking for some one inu ku nafiso most of the time its misery loves company., looma baxo , waxa weye anagu wanu gubanay eeh maaxaad noola guban weydeen lolz hahahaha

My great Uncel ali mahdi and my Another uncel late aun aydiid did not fough in 1000 years in xamar more than your uncel CUsmaan tuur and cigaal fought in Hargeysa. saying we fought 1000 years shows you how stupid you and your people are... listen qaldaanoos you cant deny that you in years every cadaaan habar you see when of you biggest calaacal to look recognition was ( xamar dagaal ayaa ka socda, na aqoonsadaay)) yes that was one of most desparados calaacal you waqooyilanders become famous nasiib xumo no one was even listening you..... i know its good news for you when you Heard terrorist kill 4 people in Mogadishu waayo calaacalkii cuqdadii xamar aaa ka qabtay waa too Deep..
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Even123 »

Waryaade why are the qaldamiin all attacking Dr.yalaxoow whenever he speaks the truth!,..... Waryaada isaaq either come up with facts against facts or shut your dirty khat filled minority mouth and move the f off doqonyaal!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Khalid Ali »

DR-YALAXOOW wrote:
Khalid Ali wrote:He believes we are responsible for his uncle cali mahdi who fought in 1000 year old city and destroyed it and burned it to the ground. Dr yalaxow is just a simple bus driver who thinks that Somalilanders are holding him back from driving faster in his bus , he has not the ability to think beyond the imaginable peace between hutus and that his leaders screwed him over and made his kin refugees in their own country. He is just looking for some one inu ku nafiso most of the time its misery loves company., looma baxo , waxa weye anagu wanu gubanay eeh maaxaad noola guban weydeen lolz hahahaha

My great Uncel ali mahdi and my Another uncel late aun aydiid did not fough in 1000 years in xamar more than your uncel CUsmaan tuur and cigaal fought in Hargeysa. saying we fought 1000 years shows you how stupid you and your people are... listen qaldaanoos you cant deny that you in years every cadaaan habar you see when of you biggest calaacal to look recognition was ( xamar dagaal ayaa ka socda, na aqoonsadaay)) yes that was one of most desparados calaacal you waqooyilanders become famous nasiib xumo no one was even listening you..... i know its good news for you when you Heard terrorist kill 4 people in Mogadishu waayo calaacalkii cuqdadii xamar aaa ka qabtay waa too Deep..
Dr ximaar walahi u are a retard no one said cali mahdi and caydiid fought for 1000 years u have reading problems to ,, i said yaa Ibn Gudhu afka ingriiskigu wu ku dhiba u fought in a 1000 year old city referring to xamar that its a 1000 year old city civilization u burned down to the ground , using heavy artillery on top of your donkey. All the problems in the infighting the war the misery the looting the anarchy the killings the destruction is all your work not ours. This is not our fault, ur the one that is claiming our country not the other way around so how is it not justified to say ur a war torn country its a fact , numbers dont lie , but we did not create these problems these are ur problems
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by DR-YALAXOOW »

Even123 wrote:Waryaade why are the qaldamiin all attacking Dr.yalaxoow whenever he speaks the truth!,..... Waryaada isaaq either come up with facts against facts or shut your dirty khat filled minority mouth and move the f off doqonyaal!

thank you my brother.. qaldaamiin most of them very emotionals and most of them suffer schizophrenia, paranoid and full of cuqdad .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Khalid Ali »

Even123 wrote:/Waryaade why are the qaldamiin all attacking Dr.yalaxoow whenever he speaks the truth!,..... Waryaada isaaq either come up with facts against facts or shut your dirty khat filled minority mouth and move the f off doqonyaal!

Even where does your hatred for the isaaq come from on day u preaching Somalinimo than u attack isaaq?
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Even123 »

DR-YALAXOOW wrote:
Even123 wrote:Waryaade why are the qaldamiin all attacking Dr.yalaxoow whenever he speaks the truth!,..... Waryaada isaaq either come up with facts against facts or shut your dirty khat filled minority mouth and move the f off doqonyaal!

thank you my brother.. qaldaamiin most of them very emotionals and most of them suffer schizophrenia, paranoid and full of cuqdad .
Walaalow Dr. wallahi your too kind to them by speaking with them, wallahi dadkaan was dad lowly waa minority and nothing else.

In my eyes and of many waa ceeb that we speak to them, because how can we waa dad miskiin oo minority with af xumo, this is why I always say to Darood iyo Hawiye, that isaaq waa cadawga soomalida iyo Somalia and we should keep them in line by teaching them their lowly place as 2nd citizen!!!
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by DR-YALAXOOW »

Khalid Ali wrote:[
Dr ximaar walahi u are a retard no one said cali mahdi and caydiid fought for 1000 years u have reading problems to ,, i said yaa Ibn Gudhu afka ingriiskigu wu ku dhiba u fought in a 1000 year old city referring to xamar that its a 1000 year old city civilization u burned down to the ground , using heavy artillery on top of your donkey. All the problems in the infighting the war the misery the looting the anarchy the killings the destruction is all your work not ours. This is not our fault, ur the one that is claiming our country not the other way around so how is it not justified to say ur a war torn country its a fact , numbers dont lie , but we did not create these problems these are ur problems

Mogadishu was not burned down in the grown you stupid qaldaan wiikh.. it was more than 20 years ago, a clan warfare xamar kaliya kama dhacdo meel waliba in somalia including boosaaso, Hargeysa. burco. kismaayo, gaalkacyo clan warfare wuu ka dhacaa .. and mr qaldaanoos Believe it Mogadishu today have 10 times better infracture than Hargeysa my friend.. yes there are desprade terrorist al shabaab in whole somaliya cowardly bombing here and there .. as i said most of you qaldaamiins waxaa idinka daacad ah sidii that guy mudaaharaadkii Uk aqoonsiga loogu raadinayey your Lilalawland ee ku andacooday( anagaa dhalnay John major and tony Blair) ... xigmad ma haaysaan..
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegida

Post by Even123 »

Khalid Ali wrote:
Even123 wrote:/Waryaade why are the qaldamiin all attacking Dr.yalaxoow whenever he speaks the truth!,..... Waryaada isaaq either come up with facts against facts or shut your dirty khat filled minority mouth and move the f off doqonyaal!

Even where does your hatred for the isaaq come from on day u preaching Somalinimo than u attack isaaq?
Fuck you and your treacherous people, wallahi if my dream that Allah showed me succeeds, in me becoming something in the Somalia army, wallahi forever and ever I will preach and remind my people hawiye iyo Darood that you and your dirty people isaaq waa cadawga soomalida iyo Somalia!!!!!!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”