
Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo Kabha
Moderator: Moderators
Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo Kabha
The situation is more dire by the second

- waraabe251
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3924
- Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K


-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
He was giving Dir moral support in the media.....against moryaanism in Hiiraan/S/Hoose.
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
Fiqi Omar are on a rampage shooting anyone in Deefow iyo Kabhanley while refusing water-wells, food and burning properties of its rivals. Hore ayaa lo yidhi kaa barte waa kaa badiyaa. Hawadle are codemning SL and Xeraale for this. What did Faysaal Ali say/do recently ?
-
AUN. I hope this ends soon.

-
AUN. I hope this ends soon.
- Hodan94
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4931
- Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
- Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
Faisal is the somali jon stewart, i just cant believe these elders take him serious!
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
Faysal Cali is just a gateway to point finger at the bigger picture which is why they're insinuating trained soldiers from SL were sent to hiiraan. Just the thought of it is quite silly 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2980
- Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K

Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
Bullsh-t!! This is ugaaska beesha makane who live in hiraan. Got nothing to do with xawaadle! He says he is from hiraan. That does not make him xawaadle
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
That's the Makanne Ugaas. I have a feeling this is going to end really ugly.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
dirtaan weey washeen dagaal jeclaa wuxu 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
FarhanYare wrote:dirtaan weey washeen dagaal jeclaa wuxu

Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
Waasuge is Xawadle no doubt about it. Hawiye people, this isn't looking good on your part, people are starting to speculate whether you lots even fast or otherwise this wouldn't have happened. Ilaahiyow dadkaan hawiye la yidhahdo soo hanuuni.


Horta wax in lays weydiiyo ma xumee what have isaaq done that led to yesterday's ass-whipping xawadle received?Nabadoon Xasan Kulmiye Waasuge oo kamid ah waxgaradka gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay xiisadaha u dhaxeeya beelaha walaalaha ah ee ka taagan deegaanka Deefow ee duuleedka magaalada Baladweyne.
Xiisadahani ayaa salka ku haya dhul daaqsiin, aargoosi iyo dilal horay uga dhacay deegaankaasi, iyadoo colaaddani dhowr jeer lagu guuleystay in la damiyo.
Nabadoon Waasuge wuxuu sheegay inay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay nabad ku kala dhex dhigaan beelaha ku dagaalamaya Deefow, isla markaana xla laga gaaro dhiigga sida macno darrada ah ku daadanaya.
Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay inay ka g aabisay wax ka qabashada dagaal beeleedyada gobalka Hiiraan, ee bartmaha wadanka Soomaaliya.
“Dagaalka Deefow waxaa ku jira gacan seddexaad, Beesha Isaaq ayaa ka dagaalamaysa gobalka HIiraan, waad maqleyseen Faysal Cali Waraabe” sidaas waxaa yiri Nabadoon Waasuge.
Last edited by Rabshoole on Sun Jul 13, 2014 4:50 am, edited 1 time in total.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
Why are you blaming ur rer abti? They are just defending their towns and degmo.FarhanYare wrote:dirtaan weey washeen dagaal jeclaa wuxu
Re: Odayashi Hawdle blame Faysal Ali Warabe for Deefow iyo K
who the fock is wasuga??Armaan wrote:Waasuge is Xawadle no doubt about it. Hawiye people, this isn't looking good on your part, people are starting to speculate whether you lots even fast or otherwise this wouldn't have happened. Ilaahiyow dadkaan hawiye la yidhahdo soo hanuuni.![]()
Horta wax in lays weydiiyo ma xumee what have isaaq done that led to yesterday's ass-whipping xawadle received?Nabadoon Xasan Kulmiye Waasuge oo kamid ah waxgaradka gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay xiisadaha u dhaxeeya beelaha walaalaha ah ee ka taagan deegaanka Deefow ee duuleedka magaalada Baladweyne.
Xiisadahani ayaa salka ku haya dhul daaqsiin, aargoosi iyo dilal horay uga dhacay deegaankaasi, iyadoo colaaddani dhowr jeer lagu guuleystay in la damiyo.
Nabadoon Waasuge wuxuu sheegay inay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay nabad ku kala dhex dhigaan beelaha ku dagaalamaya Deefow, isla markaana xla laga gaaro dhiigga sida macno darrada ah ku daadanaya.
Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay inay ka g aabisay wax ka qabashada dagaal beeleedyada gobalka Hiiraan, ee bartmaha wadanka Soomaaliya.
“Dagaalka Deefow waxaa ku jira gacan seddexaad, Beesha Isaaq ayaa ka dagaalamaysa gobalka HIiraan, waad maqleyseen Faysal Cali Waraabe” sidaas waxaa yiri Nabadoon Waasuge.
you post this yourself !
the man in the video is not xawaadle!Armaan wrote:I spoke to my brother this morning in Beledweyne, he says you can hear the shots coming from the edge of the city of beledweyne and drawing closer, buses fleeing to beledweyne are being stopped and innocent people are being killed. AUN. People show their true selves during the blessed month, those participating in this whether Dir ama Hawiye naarta alle haku fugaayo![]()
Dhageyso: Boqorka Beesha Makane oo ka dalbaday Beelaha Surre & Xawaadle inay Dagaalka Joojiyaan
Boqor Faarax Cabdi oo ah Boqorka beesha Makane ee ku dhaqan gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in la joojiyo dirirta u dhaxeysa beelaha walaaha ah ee ku nool deegaano kamid ah gobalkaasi.
Wuxuu sheegay inay codsanayaan in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanada Deefow iyo Kabaxnleey ee gobolka hiiraan.
Boqor Faarax ayaa sheegay in dadka shacabka ah ay yihiin dad wada dhashay isla markaana ay muhiim tahay in Islaax la kala dhex dhigo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1468 Views
-
Last post by Khalid 5
-
- 7 Replies
- 908 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 4 Replies
- 1148 Views
-
Last post by Ron
-
- 10 Replies
- 893 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 16 Replies
- 1615 Views
-
Last post by Galol
-
- 2 Replies
- 637 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 11 Replies
- 1134 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by Executive
-
- 0 Replies
- 478 Views
-
Last post by Mr_Alfaas