Page 1 of 2
Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 8:31 pm
by KingWaslawi
Silaanyo uma baahna inuu shan danbe tartamo, odaygu waa hawl gab, markaa dooni mayno useless vice president to succeed. maxay kula tahay markaa?
Aniga shakhsiyan waxy iila muuqataa, marka la gaadho july next year in odayga laba sano oo muddo kordhina lasiiyo, si dawladdu u hesho wakhtiga ku filan oo ay ku dhamayn karto hawlaha iminka socda.
Taasi waa sida ay aniga iila muuqatay, idinkana maxay idinla tahay?
Cay way reeban tahay.
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 8:36 pm
by Xildiiid
Somaliland ma wadan baa mise waa jaaliyad?
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 8:46 pm
by KingWaslawi
Xildiiid wrote:Somaliland ma wadan baa mise waa jaaliyad?
Maxaad ugu jeedaa hadalkaa?
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 8:52 pm
by MarsinQorahay
Silaanyo is dead by then

Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 8:55 pm
by samatar133
I am not sure if the opposition parties will accept an extension for Siilaanyo but I agree inuu odaygu hadeer hawlgab yahay oo aanu shan sanoo danbe wadanka sii xukumi karin. Laba sano oo siilaanyo loo kordhiyo dabadeedna uu iska hawlgabaa faa'idooyinka ay leedahay waa kow in dawladu qaban karto doorasho dhex ah maadaama madaxweynaha fadhiyaa aanu isagu tartanka ka qayb ahayn. Sidoo kale waxay dawladu helaysaa wakhti iyo fursad ay culayska ku saarto qabashada shaqooyinka muhiimka maadaama oo lagu jiro wakhti xasaasi ah oo Somalia ay ka soo fool leeyihiin isbadalo xasaasi ah oo saamayn nagu yeelan kara.
One and half to two years extension for Siilaanyo is not a bad idea in my opinion but without the opposition parties' consent, it is impossible.
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 9:00 pm
by Khalid Ali
Somaliland is a Democracy we cant have the same useless extension like during udub
If silanyo can run again he should do it and let the sl public decide he has done allot for the country if he was only 15years younger i would give him3 terms.
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 9:03 pm
by garoweboy
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Thu Jul 17, 2014 9:05 pm
by KingWaslawi
Samatar haa anigaba sidaa ayay iila muuqatay.
Tusaale ahaan horta odaygu wax badan masii wado karo hawsha qaranka, laakiin xisbiyada mucaaridkuna waxba islama hayaan, labada xisbi midina mawqif iyo hannaan siyaadeed oo cad ma laha. Hadday hayaan barnaamij wanaagsan iyo hannaan wacan umaddana usoo ban dhigaan, Siilaanyo laba sano oo danbe iska dhaafe maalin ugu maynu darneen. Wuu iska tagi lahaa. Markaa inta labada xisbi mucaarid siyaasad bisil la imanayaan meel kaloo loo kacaa ma jirto.
xisbiyada mucaaridka ah kursiga mooyaane, wax policy ah oo ay dalka ku maamulayaan ma hayaan ilaa iminka.

Posted: Thu Jul 17, 2014 9:25 pm
by Xildiiid
KingWaslawi wrote:Xildiiid wrote:Somaliland ma wadan baa mise waa jaaliyad?
Maxaad ugu jeedaa hadalkaa?
Waa su'aal u taala dadkiinan reer SL isku sheegeya.
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Fri Jul 18, 2014 11:19 am
by Hodan94
constitution says if siilanyo fails to serve his 2nd year then the vice president will take over, no need for elections.
it is like this for many nations in the world.
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Fri Jul 18, 2014 12:09 pm
by Ron
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Fri Jul 18, 2014 10:32 pm
by LeJusticier
mark my words, Silanyo will be re-elected eventhou he showed signs of Alzheimer's while still in office. For the next five years President Silanyo will be bed ridden whilst Hirsi and first lady would likely continue concealing his disease and stealing his signature to rule the nation with the help of bunch of Guul-wadayaal.
Le justicier
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Fri Jul 18, 2014 10:38 pm
by SecretAgent
Already internal wadani beef started and they had a meeting with hassan sheik their out looks like new ucid will win as long as habar awal,ciidagle,dirs vote together silanyo govt is dviding the sacad muse community by releasing haatuf guy to get some votes
Re: Somaliland Presidential Elections in 2017?
Posted: Fri Jul 18, 2014 10:52 pm
by LeJusticier
SecretAgent wrote:Already internal wadani beef started and they had a meeting with hassan sheik their out looks like new ucid will win as long as habar awal,ciidagle,dirs vote together silanyo govt is dviding the sacad muse community by releasing haatuf guy to get some votes
Met with Hassan sheikh was smear campaign with no back up. I wonder how come an educated young man like you so naive in trusting somali websites?? nevertheless Wadani has party has lost the plot. Wadani has no agenda nor clear on ideology....another Kulmiye.
RIP Somaliland.