Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Ileys
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Ileys
Beesha Murusade oo shirar xasasi ah leh, una carreysan DF (Maxaa dhacay)
AUGUST 3, 2014 7:00 PM0 COMMENTSVIEWS: 3448
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay Beesha Murusade uga shirayaan xanaftii Siyaasadeed ee ka dhalatay Weerarkii lagu qaaday Dhismaha uu Magaalada Muqdisho ka degnaa Ganacsade Cabdi Ileys kana tirsan Saraakiisha Militeriga Dowlada Federaalka.
Illo wareedyo ka tirsan Beesha ayaa inoo xaqiijiyay in Odayaasha iyo waxgaradka Murusade ay aad uga carooden Weerarkaasi, iyagoona ku micneeyay mid daan-daansi ah, laguna xalaalsanaayo Hantidooda.
Illo wareedka waxa uu Tilmaamayaa in Howlgalkii lagu qabqabtay Hubkii ku keydsanaa Garaashka Cismaan Caato uu ahaa mid lagu xalaalsanaayay Hubka u xareysnaa Ganacsade Cabdi Ileys, waxa ayna wararku Tilmaamayaan in hub qabyo ah la geeyay Xarunta Hay’ada Nabadsugida, halka inta ay socdeen Uruurinta Hubka ay goobta ka dhacday faragalin lagu sameeyay Hubkaasi.
Warar hoose ayaa sheegaya in Ganacsade Cabdi Ileys uu Hubkaasi ka iibin jiray Ganacsatada kale ee ka ganacsata Hubka dhankey doonaanba haka soo jeeden, waxaana jiro shaki hoose oo ay muujinayaan Laamaha Ammaanka kaasi oo ah in inta badan Hubkaasi uu ahaa mid laga iibin jiray Maleeshiyaadka Alshabaab, wallow aan xaqiiqdiisa la hubin.
Dhanka kale, Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Mururade, ayaa iyagu siyaabo kala duwan uga arinsanaayo Hubkaasi Ganacsiga ahaa ee galay gacanta Dowlada Federaalka, waxaana la sheegayaa in Odayaasha ay aaminsan yihiin in Hubkii laga soo saaray Garaashka Cismaan Caato uu ahaa mid sharci u noqonaayay kan Ganacsade Cabdi Ileys.

- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
The terrorists and the other criminals don't even need to smuggle weapons when they could just get it from across the street in xamar neighborhoods.
Why can't all the weapons be confined to the government if they can not give out licences.
Why can't all the weapons be confined to the government if they can not give out licences.
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
Are you really trying to say this only happens there. These same terrorist and criminals you talk about are right now in cahoots with Raskamboni in deforesting the Jubba while the latter sells them the same weapon they will be killed with and you know why.Hilaac21 wrote:The terrorists and the other criminals don't even need to smuggle weapons when they could just get it from across the street in xamar neighborhoods.
Why can't all the weapons be confined to the government if they can not give out licences.
That said this guy never sold to them (direly) but some of those who bought from him MAYBE did neither was he defeated instead he karbashed them until Murusade elders accompanied by Dhuxulow and Gen Gafoow intervened and convinced him not to resist then brought him to NISA HQ themselves.
I along with the rest of beesha will be watching this closely on whether this is indiscriminate or clan motivated. First it was HG now Murusade if Abgaal don't get the same treatment we know what is us up.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
Bermooda it doesn't matter who the fock they're I would have exterminated these bastards I wouldn't feel safe in a city where they're selling weapons without licenses freely. The terrorist train in the rural areas then enter city with nothing knowing they will get their weapons from one of the weapon garages in the city.
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
war i aint refuting what you're saying but my question to you is do really believe that Kismayo is immune from this problem?
sxb you have to realize when it comes to illegal light arms smuggling throughout East africa Somalis are at the front. This is nothing new tho but has always been like this historically.
sxb you have to realize when it comes to illegal light arms smuggling throughout East africa Somalis are at the front. This is nothing new tho but has always been like this historically.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
Bermuda
Odaaysh murusad are wrong on this man , he deserves bullet in the head how is he high ranking official in the army and be in business of selling army Uniforms and weapons to Alshabaab ?
Cusman Cato garage had old weapons buried in the ground , Cabdi Ileys had brand new weapons and Army uniforms to sell .
No tribe can resist the Gov in Mogadishu especially not Murusada business man he lost 5 of his security guards and some arrested .
Cabdi Ileys later came out from his hiding spot in Mogadishu and turned himself in . I how hope they set on example of this man School Polizio

- Posts: 1520
- Joined: Mon Jul 28, 2014 2:14 am
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
From the link of the op;
"Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay Beesha Murusade uga shirayaan xanaftii Siyaasadeed ee ka dhalatay Weerarkii lagu qaaday Dhismaha uu Magaalada Muqdisho ka degnaa Ganacsade Cabdi Ileys kana tirsan Saraakiisha Militeriga Dowlada Federaalka."
This gentleman is a businessman and at the same-time is a senior officer in the Somali National Army and had privately owned an array of such weapons including "tortoise grenades, Multi- Grenade Launchers, boxes of 82 millimetre motor fuses, rocket propelled grenade pipes, RPG shells, guns, sniper rifles with attached telescopes, anti-tanker bombs and various types of guns and ammunition." He is a senior military officer in the Somali National Army and privately accumulated all these weapons, is there anything wrong with this picture? Whose interests does he serve? Let us be honest with each other, if we defend such people on the name of the tribe, then, we are merely wasting our energy and time by imagining that we care about that nation and are desperate enough to make it work this time. This kind of action transforms one's mood into one of despondent because of the lip-service we pay to nation building, while we strongly are attached to our respective tribes, rightly or wrongly. Regardless of which tribe they may hail from, the government should sack all the senior officers who act like warlords and confiscate their private arsenal-weapons. The State should be the supreme authority and shouldn't tolerate any individual be they civilians. or not, to posses such a private arsenal. Otherwise, let us kiss goodbye this fake Somalinimo and revert back to tribal-warlordism.

THE_TRUTH1 stop with the crocodile tears we all know what is going here also lets not lie everyone saw how few of his guards karbashed the highly trained unit (who were backed by the army and police) until murusade elders/politicians intervened.
Machiavelli2 When those who openly fund kaba kutukade are arrested shall i call for his head until then i shall reserve my right.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
THATS bIG Lie.. actually XARAAAMI ganacsade from mursade clan surrounded and all weapon which he was selling to al shabaab was seized.. the mooryaan had views guards wayna kala ordeen and others were arrested including this xaraaami ganacsade... inshalah very soon he will face a milatry court and probably death penalty.. so called view fadhi ku dirir men can hold Shir(beesha mursade oo shirtay)) today Somalia has goverment those days qabiil hebel hebel ayaa shiray is over long time ago...Bermooda wrote:THE_TRUTH1 stop with the crocodile tears we all know what is going here also lets not lie everyone saw how few of his guards karbashed the highly trained unit (who were backed by the army and police) until murusade elders/politicians intervened.
t.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
Waxaa Saldhigyada Magaalada Muqdisho buux dhaafiyay Waalidiinta dhalay Carruur farabadan oo aan la Ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen.
Saldhigyada ayaa waxaa feel ugu jiro Waalidiinta Carruurtaasi dhalay oo iyagu kusoo nabdaaday haddalkii kasoo yeeray Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida C/raxmaan Tuuryare oo ahaa inaan la qaban doonin Carruur ka tirsan Alshabaab oo aan lala wadin waalidiintii dhalay.
Waalidiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay iska soo Diiwaangalinayaan Saldhigyada Magaalada Muqdisho Maadaama Qaar kamid ah Waalidkaasi aan ilmahooda meel ku sheegin ama meel ay Jaan iyo Cirib dhigeen ay garan la yihiin.
Waalidiinta biloway inay is diiwaangalshaan ayaa iyagu Aaminsan In Caruurtooda ay ka Bar bar dagaalamayaab Xarakada Al shabaab.
Muxudiin Cali oo kamid ah Waalidiinta Saakay Tagay Saldhiga Degmada Yaaqshid ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkiisa uu Ogayn meel uu ku noolyahay geeti ama nolol wuxuuna sheegay in aan wax laga waydiin karin hadii uu wiilkiisa wax ka kaysto dhibaatooyinka ka Ollolsan dalka Somalia wuuxuna shegay in uu Bari kayahya Falka uu wiilkiisa ku dhaqaaqay wuxuna sheegay in wiilkiisa kamid yahay Xarakada Al shabaab
Dhanka kale, Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Taliyayaasha Saldhigyada ayaa iyagu soo dhaweeyay dadaalka ay Waalidiintaasi kusoo diiwan galinayaan Carruurtooda ka bar-bar dagaalameysa Alshabaab.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Bermooda
It's black n White either your with Alshabaab or the Gov doubling dealing is a treason a crime that would send You to a military court Then school polizia for bullet in the head , the Game is over zero sum game well done ....
By the way The Scum Abdi Ilyes is still in jail he should be set on example for the rest Hawiye individuals business mans or in the army That Treason double dealing with Alshabaab Is a Death sentence .......

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
I'm not at all surprised.......clearly the military aid wasn't going to the army.
PS strange as it may seem...I do have sympathy with Bermooda's position.
There is no doubt that other senior officials are selling weapons/aid to Al Shabaab.
This despicable fellow is the bone thrown to the IC...to demonstrate Hassan Sheikh's serious about fighting corruption/Shabaab.
PS strange as it may seem...I do have sympathy with Bermooda's position.
There is no doubt that other senior officials are selling weapons/aid to Al Shabaab.
This despicable fellow is the bone thrown to the IC...to demonstrate Hassan Sheikh's serious about fighting corruption/Shabaab.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Murusade oo shirar xasasi ah leh, ka carreysan Cabdi Il
Hadal yaab leh oo Yuusuf Indha-Cadde kasoo yeeray iyo waaladiin badan oo..
Aug 5, 2014 - jawaab
General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cade), Wasiiru Dowlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga, ayaa waxa uu soo dhaweeyay hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida C/raxmaan Maxamed Tuuryare.
Tuuryare waxa uu Axadii laamaha ammaanka ku booriyay in la soo xir xiro waalidiinta dhalay ragga Shabaabnimada lagu helo, ee lagu soo qab qabanaayo hawlgalada Magaalada Muqdisho. Haddii aynaan waalidiintu ku soo wargelin Dowladda, ubadkooda ka tirsan Shabaabka.
General Yuusuf Maxamed Siyaad, ayaa wuxuu booriyay in la soo xiro oo la ciqaabo waalidiinta, ay ubadkoodu ku jiraan Al Shabaab, haddii ay qarinayaan xubnaha ka tirsan mintidiinta Ururkaasi.
“Waxaan qabaa waalidiinta in la xiro, haddii ubadkooda Shabaabka ah soo sheegin. Maadaama waalidiinta qarinayaan ubadkooda waa in la ciqaabo.” ayuu yiri General Yuusuf Maxamed Siyaad.
General Indha-cade, ayaa ku waramaaya in waalidiinta looga baahan yahay in ay keenaan macluumaadka la xiriira ubadkooda iyo sawiradooda, isla-markaana ay muujiyaan inaanay taageersanayn.
“Waalidiinta waxaa laga rabaa inay muujiyaan inaysan shaqo ku lahayn ubadkooda ku jira shar wadayaasha, ha keenaan sawiradooda, hana dhahaan war nimankaas wax shaqo ah kuma lihin.” ayuu yiri Yuusuf Maxamed Siyaad.
Wuxuu kaloo yiri “Waan u mahadcelinayaa Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida, runtii waxay tiirka soo taaggeen niman dhibaato waday, waana ugu hambalyeeynayaa tallaabada ay qaaday.”
General Indha-cade, ayaa wuxuu hadalkaan ka sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay Idaacada SKY NEWS ee Magaalada Muqdisho.

[quote="original dervish"]I'm not at all surprised.......clearly the military aid wasn't going to the army.
PS strange as it may seem...I do have sympathy with Bermooda's position.
There is no doubt that other senior officials are selling weapons/aid to Al Shabaab.
This despicable fellow is the bone thrown to the IC...to demonstrate Hassan Sheikh's serious about fighting corruption/Shabaab.[/quote]
Original Road Runner
No doubt you have sympathy with Anyone who promotes Violence in Mogadishu , the Arrest started with Abdi Ilyes it will not stop until Xamar is weapon free
The Gov has drafted new Gun Law this week
5 years is the sentence for Position of Fire arm in Mogadishu

DR-YALAXOOW this is what happened during their surprise attack
http://www.sawirro.com/ciidamada-nabad- ... -muqdisho/
This is what happened after their failure mind u against someone they outnumbered at least 1 to 5
http://www.sawirro.com/cabdi-ileys-oo-w ... ederaalka/
Also if your sincere when will the arrest of that businessman (i forget what his name was) who is a senior advisor to pres and heavily supplies alshabaab middle shabelle chief kaba kutukade come to fruition?

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 544 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 1092 Views
-
Last post by adanboy
-
- 5 Replies
- 1176 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 9 Replies
- 1361 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 22 Replies
- 1840 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 2 Replies
- 1860 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 1192 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 8 Replies
- 2073 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 15 Replies
- 3283 Views
-
Last post by Kramer
-
- 17 Replies
- 1944 Views
-
Last post by HayWire