Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Khalid Ali »

Qarax Ismiidaamin ah oo galabta magaalada Boosaaso ka dhacay

Image

Isniin, August 04, 2014 (HOL) — Qarax xooggan ayaa galabta ka dhacay meel u dhow xarunta taliska booliska gobolka Bari ee degmada Boosaaso.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada, waxaa fuliyey qof isku soo xiray walxaha qarxa. Ugu yaraan lix qof ayaa qaraxaas ku geeriyoodey tiro intaas ka badanna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaarey.

Qaraxa waxaa lala bartilmaameedsaday taliyihii qaybta booliska gobolka Bari Kol. C/raxmaan Muslim oo xilligaas kasoo baxay gurigiisa oo ku dhow xarunta taliska guud ee gobolka Bari..

Sida aanu wararka ku heleyno dadka dhintay waxaa kamid ah Kol. C/raxmaan Muslim iyo afar askari oo ilaaladiisa kamid ahaa, waxaa sidoo kale kamid ah sarkaal kale oo dhowaan loosoo magaacabay turubo taariyada.

Ciidamada ammaanka ayaa xiray waddooyinka soo gala goobta uu qaraxu ka dhacay oo ah faras magaalaha, una dhow xarumo badan oo dowladeed sida: dowladda hoose, xarunta maamulka gobolka, dekedda, bankiga iyo taliska booliska ee gobolka Bari.

December 5, 2013 ayey ahayd markii qarax kan oo kale ahaa oo Boosaaso ka dhacay ay sagaal qof ku dhinteen ku dhowaad afartan qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Faah faahin dheeri ah dib ayaan idiinka soo gudbin doonnaa...

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/Aug/wa ... kqucN.dpuf
User avatar
Chinaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1492
Joined: Tue Jun 22, 2010 5:57 pm
Location: 2010-2014

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Chinaman »

And Munafiq Khalid Idoor returns just to celebrate and tell us this News. Qof ka Hateful gareysan this piece of shit waligay ma arkin


Anyway Ilaahay ha uunaxariisto, just heard this.
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by skywalker25 »

AUN to the dead..



Khalid you have no shame dawg..
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by waraabe251 »

Chinaman wrote:And Munafiq Khalid Idoor returns just to celebrate and tell us this News. Qof ka Hateful gareysan this piece of shit waligay ma arkin


Anyway Ilaahay ha uunaxariisto, just heard this.
why did you bring qabiil into this.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by garoweboy »

AUN to those that have died.
This guy should be banned. Do you think this is a joke man?
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by waraabe251 »

Mods, remove this idiotic thread


Aun to the dead
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Khalid Ali »

More to the story the commander of Bari region has been assassinated and his entire unit, Alshabaab is showing that it can forcefully infiltrate Puntland and that the Intellegence apparatus of Puntland is as weak as that of the rest of Somalia. Very interesting development there..

Weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay Bosaso waxaa ku geeriyoodey taliyihii Booliska Bari

AUGUST 4, 2014 LEAVE A COMMENT
Share this:
FACEBOOK58TWITTERGOOGLE
muslimTaliyaha Qaybta booliska gobolka Bari C/raxmaan Cali Cabaas Muslin ayaa ku geeryooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay afaafka hore ee xarunta Taliska Gobolka bari ee Boosaaso.

Qaraxa waa kale oo ku geeriyoodey taliyihi ilaalada canshuuraadka beriga ee gobolka Bari, iyo qaar kamid ah askartii la socotey.

Ninka fuliyey falkan ayaa ahaa nin soconaaya, oo hoos ka soo xirtey Jaakada qaraxa lagu sameeyo waxaana uu iska dhigey nin salaamaya Taliyaha kadibna isla markii uu u soo dhawaadeyba waa is qarxiyey. Qaabka uu qaraxa u fuliyey ninka weerarka qaadey ayaa ah mid aan horey loogu arag deeganaadaas.

Qaraxa ayaa waxa uu dhacay Goordhow xili uu marayey taliyaha Muslim Afaafka hore ee Qaybta Booliska Gobbolka Bari ee magaalada Boosaas.

Waxaa jidadaka Bosaso lagu soo daadiyey ciidamo faro badan, waxaa xiran dhamaan dhaq-dhaqaaqa magaalada, dadkuna guryahooda ayey u kala carareen.

C/raxmaan Cali Cabaas Muslin ayaa muddo dheer ahaa taliyaha laanta socdaalka ee gobolka Bari waxaana uu ka hawlgeli jirey garoonka diyaaradaha ee Bosaso, bilo ka hor ayaa loo magacaabey taliyaha qaybta gobolka Bari.

Waa qaraxii u horeeyey oo niicsiia ah oo Puntland ka dhaca muddooyinkan, Kooxda al-Shabaab ee ku sugan buuraha ku dhaw Bosaso ee sil-silada Golis ayaa awoodoodu ahayd mid ay wiiqan tey muddooyinkan oo aan qaadin wax weerar ah tan iyo markii ay sida gaadmada ah ku dileen Taliye Afguduud oo haytey ciidamada daraawiishta ee Buurta Galgala.

Faafaahinta warkan iyo xogta ku soo korodha la soco Horseed.
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Substance »

Aun.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by DR-YALAXOOW »

amiir niqaab Godane waa caqli miiran. he sents hes gifts only to Koonfurians.. hhhhhh reer waqooyi shoul built Taalo in hargeysa for this man Godane.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Khalid Ali »

DR-YALAXOOW wrote:amiir niqaab Godane waa caqli miiran. he sents hes gifts only to Koonfurians.. hhhhhh reer waqooyi shoul built Taalo in hargeysa for this man Godane.

Yalaxow amiir godane his supporters are all koonfurians his footsoldiers his bombers are all koonfurians he is a hero of Somalia and Somalia will honer him appropriately when People think of Somalia in 50 years time the era of AU troops in Somalia they will remember Amiir Godane who said no to the Bantu forces and xabashi forces.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by THE_TRUTH1 »

Khalid Ali that's the truth

Puntland and that the Intellegence apparatus of Puntland is as weak as that of the rest of Somalia. Very interesting development there..

Small town Bossaso is infested with Terrorist :down:
Puntland is not safe. The capital will remain Mogadishu :clap:
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Hodan94 »

AUN to dead.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Hodan94 »

DR-YALAXOOW wrote:amiir niqaab Godane waa caqli miiran. he sents hes gifts only to Koonfurians.. hhhhhh reer waqooyi shoul built Taalo in hargeysa for this man Godane.
we don't have the same mentality as u....to us he is regarded as an idiot and nothing will be built for him.... but what is quite shocking is that an idiot like godane who has a lower IQ than the average lander can still dominate the koonfurians.

u need to tell ur sons and daughters following this fool to go after the guy.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by Khalid Ali »

Godane hodan is right was a dhuxule from hargeysa , but in Somalia he is Amiiirul Muminin

The truth gacanyare tells nothing but the Truth
User avatar
gambit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 27, 2014 4:46 pm

Re: Amiir Godane sends Puntland an anniversary Gift

Post by gambit »

all hail the prince godane truly he strikes fear in the hearts of the wicked. he should have a statue erected for him in koonfuria next to sayidka. both fighting the same fight just in different times. assassinating the crusaders and their lackeys.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”