Power sharing in Isaaqland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Power sharing in Isaaqland

Post by AhlulbaytSoldier »

Madaxweynaha Somaliland – Isaaq
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland – Isaaq
Gudoomiyaha Golaha Guurtida – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani – Isaaq
Gudoomiyaha Maxkamada Sare – Isaaq
Gudoomiyaha Bankiga Dhexe – Isaaq
Gudoomiyaha Komishanka – Isaaq
Hadii aan ku horayno qaabka loo dhisay hogaanka taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Somliland waxay dhamaantood ka soo jeedaan Beesha Dhexe .
Taliyaha Ciidanka Booliska – Isaaq
Taliyaha Ciidanka Badda – Isaaq
Taliyaha Ciidanka Milatariga- Isaaq
Taliyaha Ciidanka Nabadsugida – Isaaq
Taliyada Ciidanka Taraafikada – Isaaq
Taliyaha Ciidanka Asbluubta – Isaaq
Marka la eego golaha wasiirada ee xukuumada Somaliland ayaa iyaguna aan waxbadan ka duwanayn shaxda kor ku xusan waxaana wasaaradaha sheqeeya ee ugu miisaanka waaweyn ay gacanta ugu jirtaa isla beesha dhexe(Isaaq). Waxaanan tusaale usoo qaadan karnaa:
Wasaarada Arrimaha Gudaha – Isaaq
Wasaarada Arrimaha Dibadda – Isaaq
Wasaarada Qorshaynta – Isaaq
Wasaarada Maaliyada – Isaaq
Wasaarada Waxbarashada – Isaaq
Wasaarada Duulista Iyo Hawada – Isaaq
Wasaarada Madaxtooyada – Isaaq
Wasaarada Macdanta – Isaaq
Xanaanada Xoolaha – Isaaq


Image

Isaaqland being Isaaqland
User avatar
Hotmail
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 315
Joined: Thu Jun 26, 2014 6:46 pm
Location: Official Spokesperson of the Somali Tinychat Community. Location: Toronto, Canada

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by Hotmail »

Image
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by waraabe251 »

Muqdisho is love, moqdisho is life


hutuland
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by Xildiiid »

The author who wrote that article chose to break down the other clans into sub clans such as Samaroon, Ciise, Warsangeli etc. but he chose not to do that when it came to Isaaq because it would destroy his agenda.

The 4 largest Isaaq sub clans outnumber the other clans living in SL respectively and as such they will have a greater presence on the political scene.

For instance the author wrote;


Madaxweynaha Somaliland – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani – Isaaq


but in reality

Madaxweynaha Somaliland – HJ
Gudoomiyaha Xisbiga UCID – Ciidangale
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye – HA
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani – HY
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by waraabe251 »

Xildiiid wrote:The author who wrote that article chose to break down the other clans into sub clans such as Samaroon, Ciise, Warsangeli etc. but he chose not to do that when it came to Isaaq because it would destroy his agenda.

The 4 largest Isaaq sub clans outnumber the other clans living in SL respectively and as such they will have a greater presence on the political scene.

For instance the author wrote;


Madaxweynaha Somaliland – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani – Isaaq


but in reality

Madaxweynaha Somaliland – HJ
Gudoomiyaha Xisbiga UCID – Ciidangale
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye – HA
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani – HY
the author of the article is darood
he claimed 38 clans live in Somalia, while 5 lived in sl

b
i think he is trying to argue against sl while using qabiil card which is a backfires because we all know Somalia is hawiye and darood enclave where they get all the aid and leadership
User avatar
jamal9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2972
Joined: Tue Jul 02, 2013 2:41 pm
Location: Life is a bitch then you become one

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by jamal9 »

the author is also a fag masquerading as an internet sheik
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by Xildiiid »

It's nothing but propaganda.

There's corruption in SL to some degree no doubt about it but there's absolutely no correlation between corruption and clan representation because of our elections. MP's are elected by the people and they have their biggest supporter base within their sub clans since we're a tribal society thus bigger clans will have a greater representation.

If the author despite that still wants to generalize and blame Isaaq. What about the Isaaq sub clans such as Ayub, Toljeclo etc. who are politically sidelined compared to bigger sub clans (both Isaaq and non Isaaq) which further proves my point.


Waraabe,

When you're having a discussion with irrational people from Somalia you always have to stick to the truth. Deception and lies are their greatest assets. There's an old Somali proverb saying "Nin geed galay, geed looma galo" because you'll never beat him at his own game.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by THE_TRUTH1 »

Xaabsade uu u goostey dhanka Puntland oo uu hadda Garoowe ku suganyahay.......



Warar hoose oo ay heshey Warbaahinta Alldhacdo ayaa in sheegay in Xaabsade in Xaabsade uu u goostey dhanka Puntland oo uu hadda Garoowe ku suganyahay.
Gudoomiyihi ugu Horeyey ee Golaha wakiiladda Somaliland Sidoo kale Wasiir soo noqdey haatana ahaa La taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Xaabsade ayaa ka duuley Jigjiga oo uu mudooyinkii udambeeyayba Ku Sugnaa waxana uu Xalay ku hoyday magaaladda Garoowe sida Xoguhu tibaaxayaan Xabsade mudadii uu ku sugnaa Jigjiga Xarunta Ismaamulka Dawlad deegaanka Somalida waxa uu xidhiidh la sameeyay Maamulka Puntland si Hadii ay is afgarad ka gaadhaan damaciisa ah In Xil loo magacaabo uu halkaasi tago.
Waa markii labaad ee Axmed Cabdi Xaabsade uu ka tago Somaliland, isagoo sannadkii 1997 ka tagay Somaliland ka dib markii loo dooran waayay jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo uu hayay sanadihii 1993-kii illaa 1996-kii.
Axmed Cabdi Xaabsade mudadii uu dhawrkii sanadood ee la soo dhaafay uu xilalka ka hayay Somaliland waxa uu eedaymo iyo hanjabaado kala duwan u jeedin jiray maamul goboleedka Puntland oo uu xiligaasi majaraha u hayay madaxweyne C/Raxmaan Faroolle.
Puntland ayaa xiligii C/Raxmaan Farroolle waxay ku naanaysi jireen Axmed Xaabsade nin u kala dab-qaada oo iskaga wareega maamuladda kala duwan, iyagoo uga jeeday hadalkaasi inuu yahay nin aan mowqif siyaasadeed lahayn ee saaxiib la ah kuraasida iyo xilalka dawladnimo ee uu markaas ka tirsan yahay.
Dhowaan Ayay ahayd markii xaabsade uu warbaahinta ka sheegay in uu quus ka taagan yahay Siyaasadda Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo.

:sland: :down:


Isaaq must come to Mogadishu harti are plotting hard :clap: :som: :D
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by Xildiiid »

I don't know who this xaabsade is but one thing I do know and that is, SL will exist no matter what.
User avatar
Methylamine
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6362
Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by Methylamine »

AhlulbaytSoldier wrote:Madaxweynaha Somaliland – Isaaq
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland – Isaaq
Gudoomiyaha Golaha Guurtida – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye – Isaaq
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani – Isaaq
Gudoomiyaha Maxkamada Sare – Isaaq
Gudoomiyaha Bankiga Dhexe – Isaaq
Gudoomiyaha Komishanka – Isaaq
Hadii aan ku horayno qaabka loo dhisay hogaanka taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Somliland waxay dhamaantood ka soo jeedaan Beesha Dhexe .
Taliyaha Ciidanka Booliska – Isaaq
Taliyaha Ciidanka Badda – Isaaq
Taliyaha Ciidanka Milatariga- Isaaq
Taliyaha Ciidanka Nabadsugida – Isaaq
Taliyada Ciidanka Taraafikada – Isaaq
Taliyaha Ciidanka Asbluubta – Isaaq
Marka la eego golaha wasiirada ee xukuumada Somaliland ayaa iyaguna aan waxbadan ka duwanayn shaxda kor ku xusan waxaana wasaaradaha sheqeeya ee ugu miisaanka waaweyn ay gacanta ugu jirtaa isla beesha dhexe(Isaaq). Waxaanan tusaale usoo qaadan karnaa:
Wasaarada Arrimaha Gudaha – Isaaq
Wasaarada Arrimaha Dibadda – Isaaq
Wasaarada Qorshaynta – Isaaq
Wasaarada Maaliyada – Isaaq
Wasaarada Waxbarashada – Isaaq
Wasaarada Duulista Iyo Hawada – Isaaq
Wasaarada Madaxtooyada – Isaaq
Wasaarada Macdanta – Isaaq
Xanaanada Xoolaha – Isaaq

Beautiful, just beautiful Image
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by thegoodshepherd »

what I find totally unacceptable is the lack of Gadubirsi representation on that list.
Totally baffling because they have an entire gobol in SL.
Image
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Power sharing in Isaaqland

Post by Corruption1 »

thegoodshepherd wrote:what I find totally unacceptable is the lack of Gadubirsi representation on that list.
we own these people sxb, they are out pets, what we say is the final rule like warsangeli, dhulos, etc etc Image

Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”