Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by xaliye123 »



Waryaa Eega maxaad isugu Qarxinweysay, markuu golahaaga yimid odaygu.
StormShadow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2603
Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by StormShadow »

Meejan waa gobolkee? Image
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by xaliye123 »

Waa gobolka Jarar. Waa dhulka Lagu magacaabo Ciid Ama Hawd sida somaalida kale u taqaano.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by MarsinQorahay »

Mashallaah Cabdi Maxamuud Cumar oo caano geel ka dhargaya, libaax iga dheh.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by xaliye123 »

Ha iska dhargo koley waxba uma hadhine. Axmed Sheekh iyo ina Aabow kalkoodi weeye adeer ee iska dhaw.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by MarsinQorahay »

Adeer cano badan ayaa u hadhay ee waa wili.
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by EEGA9 »

Oday ilay tagye tolow marsin ina sonkor ma taageeri mise adeer maxamed ismaaciil oo onlf buu hadana noqon :lol:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by MarsinQorahay »

Eega :lol: haduu Cabdi Iley laga qaado xilka doorkeygan ku noqon oo Maxamed Macalin Ismacil baan hadana hoos fadhin.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by xaliye123 »

Yaad isleeday waa lo dhiibi? Axmed Sheekh, Cabdulaahi Itoobiya mise Cabdi Sonkor.

Koley xukunka sare waa uun Cali Yuusuf lakin mid maqaarsaara waa lagama maarmaan.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Dooxada Dhiya Iyo Ina Iley.

Post by MarsinQorahay »

War cabdulahi itoobiya waxba ma ahaan wallahi, anaa arkay, cabdi iley bu hoos fadhiyaa ee wax kale ma hayo ninkaas, kolay nin amar ka qaata Cabdi Maxamuud ayaa loo dhiibi ''sharax'' cml, amuu midgaan ahado.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”