HusseinHassan wrote:(Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo shahadooyin gudoonsiiyay 86 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garoowe
(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdi Xakiim C/laahi Cumar Camey, gudoomiyaha barlamaanka Siciid Xasan Shirre, xubno katirsan golayaasha dowladda iyo marti sharaf kala duwan ayaa maanta kasoo qeyb galay munaasanad loo dhigay 86 arday oo ka qalin jabisay jaamacadda bariga Afrika qeybteeda magaalada Garoowe.
Ardaydaan oo ah dufcadii labaad ayaa dhameystay afar kuliyaddood oo kamid kuliyaddaha laga bixiyo jaamacaddaan oo kala ah , Kuliyadaha Shareecada iyo Qaanuunka, Cumputer Science , BBA-DA iyo Kulliyada Community Development.
http://puntlandi.com/sawirro-madaxweyne ... a-garoowe/
EAU Graduation, Garowe Campus
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
EAU Graduation, Garowe Campus
Re: EAU Graduation, Garowe Campus
Masha Allah congrats boys and girls. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2980
- Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: EAU Graduation, Garowe Campus

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1879 Views
-
Last post by Gabre
-
- 3 Replies
- 496 Views
-
Last post by Puntlander123
-
- 19 Replies
- 1393 Views
-
Last post by Mondey
-
- 14 Replies
- 656 Views
-
Last post by West.London.Soldier.
-
- 4 Replies
- 487 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 7 Replies
- 581 Views
-
Last post by Shirwac_1
-
- 4 Replies
- 556 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 27 Replies
- 2921 Views
-
Last post by greenday
-
- 4 Replies
- 463 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 4 Replies
- 579 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN