Waxay ila lagu kalsoon yahay sheegayaan in xisbiga ucid qasan yahay ama muraan ku jiro; muraankas oo ku saabsan dhanka hugaanka xisbiga iyo cidaa tartanka madaxtooyada doorashada soo socota ugaa qayb geliysa Ucid. Qilaafkani wuxu uu dhexeeya Gudoomiyaha xisbiga ee Faysal Ali iyo Jamal Ali xuseen.
Su'aashu waxay tahay haduuba jiro qilaafku tolay xal malagaa gaadhayaa mise wuxu noqondoonaa mid xisbigaa mar kale burburiyaa oo laba garaab uu kala jebiyaa sidii hore ugu dhacday xisbigaa?
Sido kale hadiiba ay dhacdo oo faysal xisbiga uu xoog sheegto tolay Siyaasiga dhaliinta yar ee Jamal Xuseen xisbigee ku biirdoonaa oo xoojin dooonaa ma Wadani mise Kulmiye. sido kale hadii baa ay dhacdo oo xisbiga ucid burburo tolay laba xisbi ee kale iyamaa doorasha ku guulaysan doona. Taasu waxay ila tahay waxa guulaysan doonaa cidaa jamal markaa ku biiro.
Ilmaadeerayaal ariintanu yaaay idinka xaanaajin waxan ku cabirayaa oo qudhaa fekerkaygaa, mar walbaa wan soo dhoweeyaa fekerka caafimaadka qabaa.
Wan idin salaamayaa dhamaantiin xeerta forumka Somaliland politics
Maxa ka jira in xisbiga Ucid burburaayo?
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Maxa ka jira in xisbiga Ucid burburaayo?
Bohol my man how are you doing sxb.?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Maxa ka jira in xisbiga Ucid burburaayo?
I am doing great inadeerHooBariiska wrote:Bohol my man how are you doing sxb.?

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: Maxa ka jira in xisbiga Ucid burburaayo?
The hyena is more shrewd than I thought 
The people who thought he would give up his little project Ucid to someone else were highly mistaken.
Xaaladu waa 'shit or get off the pot'.

The people who thought he would give up his little project Ucid to someone else were highly mistaken.
Xaaladu waa 'shit or get off the pot'.

- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Maxa ka jira in xisbiga Ucid burburaayo?
War naga tag. Xisbiga Kulmiye ayaa burburi rabo. Xisbigaas ayaa fashilmay. Somaliland waxey taariikh u leedahay xisbiga talada hayo inuu buruburo.
Ucid awalba ma dhisneen. Waa Faysal Cali Waraabi party.
Ucid awalba ma dhisneen. Waa Faysal Cali Waraabi party.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 424 Views
-
Last post by Executive
-
- 7 Replies
- 922 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 267 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 4 Replies
- 408 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 8 Replies
- 1136 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 347 Views
-
Last post by kaliil
-
- 14 Replies
- 1088 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Ducaysane_87