Breaking News UN sanction Damul Shaydaan Members

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Breaking News UN sanction Damul Shaydaan Members

Post by Cunaaye25 »

Xog Deg Deg ah– Ragii aadka ugu dhowaa Madaxweyne Xasan oo Cunaqabateyn safarka ah lagusoo rogey, Akhriso Magacyadooda

Dublamaasiyadeed oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in dhowr nin oo Garabka Madaxweyne Xasan Shiekh ah ay Beesha Caalamku go’aansadeen in si kumeelgaar ah xanibaad dhinaca safarka iyo dhaqaalaha ah lagusoo rogo, lagana yaabo in laga xayuubiyo xilalka ay hayaan.

liiska ragaan oo Puntlandi si hoose loogusoo dusiyey waxay kala yihiin.
1–Wasiir Faarax Cabdulqaadir
2– Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasiirkii hore ee Amniga iyo Arimaha Gudaha
3–Cabdullaahi Sanbalooshe oo ahaan jirey Taliyihii NSS.
4– Cali Sheikh Xasan oo ah Madaxweynaha Walaalkiis.
5–Fahad Yaasiin oo ahaa wariye Al-Jezeera u shaqeeya.


Ragaan ayaa si toosa loogu eedeynayaa iney lugwayn ku leeyihiin Musuq maasuq baaxadweyn oo lagu sameeyey Lacago Beesha Caalamku ugu deeqdey Soomaaliya, Lacago Turkiga iyo Wadamo Caraba ku deeqeen Tasoo si toosa loogu adeegsadey Mooshinkii Lagu ridey Raysal wasaare Saacid iyo Mooshinka hada u muuqda inuu dhocisoobey ee ka dhanka ah Raysal wasaare Cabdiwali.
Waxaa kaloo lagu eedeynayaa iney ragaan maja xaabiyeen Qorshihii Geedisocodka ee 2016 ayna khalkhal siyaadeed ka abuureen laamaha Dowliga ah ee Dowlada Federaalka.
Waxaa kaloo lagu eedeynayaa iney ka qaybqaateen hurinta Dagaalo sokeeye oo loo adeegsadey Hubkii loogu deeqey Dowlada Federaalka.
Waxaa kaloo eedeymaha ka mid ah tuhun ah dhinaca taakuleynta Al-shabaab si ay u fushadaan dano gaara.


Damul jadid they are finished.............ahahahahahhahahah they miscalculated.......... Toe the f-king line nacalaa iyo waxaad tihiinna ba .............ahahahha they thought they could stand up against the International Community iyo the PM......
:lol: :lol: :lol: :lol: :clap:



http://puntlandi.com/xog-deg-deg-ah-rag ... soo-rogey/
dayax123
Posts: 215
Joined: Sun Sep 29, 2013 2:42 pm

Re: Breaking News UN sanction Damul Shaydaan Members

Post by dayax123 »

You are day dreaming man . This web site you are refering is not a rebutable website and even Puntlanders won't trust the news it writes. Do you have any reputable sources supporting your claim?
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Breaking News UN sanction Damul Shaydaan Members

Post by Sagaashan »

don't get excited.
User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Re: Breaking News UN sanction Damul Shaydaan Members

Post by Cunaaye25 »

dayax......

let's wait till jowhar.com confirms this story :D ........
User avatar
cognitivedissonance
Posts: 119
Joined: Wed Apr 30, 2014 11:21 pm

Re: Breaking News UN sanction Damul Shaydaan Members

Post by cognitivedissonance »

These are the elite, the creme de la creme. They dictate what happens in somalia cause they are the secret society that Are pulling the strings & making the major moves...
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”