-Waxaa jiray, Oday flight 13 ah. Guri ayaa la soo dajiye. Gurigii buu wuxuu ku arkay baranbaro. Xafiiska guryahooda ayuu wacay. Asagoo u sheegaya ineey baranbaro guriga joogto. Nin baa u yimid oo fiirninayaa wuxuu ka sheekenayo. Ninkii baa yiri "aaway". Odayga Somaliyeed wuxuu tusay meesheey baranbarada joogtay. Ninkii cadaanka ahaa markuu arkay. Intuu booday ayuu yidhi "JESUS!!!!!".
Odayga Somaliga wuxuu u maleeye magaca baranbarada in af ingiriis lagu yidhaahdo, "Jesus". Asagoo isku dayaaya inuu tuso meelwalba ee baranbarada guriga kaga jirto, wuxuuna yidhi "Jesus upstairs, jesus in the bathroom, jesus in the basement!, JESUS EVERYWHERE"

