Page 1 of 2

Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 5:42 am
by Righteous
3 gabdho oo Somali ah baa Sacuudiga lagu afduubtay iyagoo taxi sugiya! Kadib intaa la kufsaday baa la jarjaray! Meydkooda waxaa lagu tuuray qashin qub.
Waakan sawir inamaha inan ka mid ah. Ilaahay ha uu naxariisto! No'one arrested!



Image



Wararka ka imaanaya dhulka barakeysan ee Sacuudiga ayaa sheegaya in gabdho soomaaliyeed lagu dilay kadib markii gabood fallo xun lagula kacay.
Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida Sacuudiga ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Rag Sacuudiyaan ah ay qafaasheen sedax gabdhood oo Soomaali ah kadibna ay kufsi iyo dil kula dhaqaaqeen.
Gabdho Soomaaliyeed oo gaarayo ilaa 3 gabdhood ayaa la sheegay in ay qafaasheen qaar katirsan darawallada gaadiidka Taksiga kufsi kadibna inta gowraceen ayay meydadkooda oo jarjaran inta ay bac ku gureen ayey kusoo daadiyeen goobaha qashin qubka ah.
Booliska Magaalada Riyadh ee Sacuudiga ayaa la sheegay in ay baaritaanno kuwawadaan arintan,kufsiga iyo dambiyada kale ee xun xun ayaa sanadadii lasoo dhaafay kusoo badanayay wadanka Sacuudiga.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 5:59 am
by EvolSyawla
Ilaahay ha uu naxriisto... This is absolutely horrible.

I pray for those poor girls' families.


Speechless.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 6:09 am
by Machiavelli2
Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajicuun

Illaah SWT ha u naxariisto dumarkaasi ehelkoodana Samir iyo iimaan Eebbe ha siiyo.

Riyadh waa magaalo aad u weeyn oo dadkii dilley jansiyad kasta beey noqon karraan, therefore, let us not jump to a childish conclusion and assume the perpetrators were Saudis.

Waxaan ka yaabey ninka maqaaljlkaasi soo qorrey, kulahaa Sacuudiga dalka barrakeeysan, xaggee buu ku arkey ama ka aqriye buug Islaami ah oo ay ku qorrantahay? Sacuudi is a formation of a nation-state with the help of the British by the Al-Saud dynasty.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 6:10 am
by waraabe251
Ilahay have u naxaristo

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 6:12 am
by LobsterUnit
Machiavelli2 wrote:Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajicuun

Illaah SWT ha u naxariisto dumarkaasi ehelkoodana Samir iyo iimaan Eebbe ha siiyo.

Riyadh waa magaalo aad u weeyn oo dadkii dilley jansiyad kasta beey noqon karraan, therefore, let us not jump to a childish conclusion and assume the perpetrators were Saudis.

Waxaan ka yaabey ninka maqaaljlkaasi soo qorrey, kulahaa Sacuudiga dalka barrakeeysan, xaggee buu ku arkey ama ka aqriye buug Islaami ah oo ay ku qorrantahay? Sacuudi is a formation of a nation-state with the help of the British by the Al-Saud dynasty.
He is most likely referring to the land. Rip

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 6:18 am
by Machiavelli2
Baasto

I know brother, but that is a myth. The only two holly places are Mecca and Medina, the rest are no different than Mogadishu, Hargeisa, Kismayo, Boosaaso or Baaydhabo.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 6:45 am
by Twist
RIP

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 6:55 am
by waraabe251
Machiavelli2 wrote:Baasto

I know brother, but that is a myth. The only two holly places are Mecca and Medina, the rest are no different than Mogadishu, Hargeisa, Kismayo, Boosaaso or Baaydhabo.
Hargeisa is not the same as those hell holes and the rest of Saudi Arabia is definitely not the same as those holes

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 8:33 am
by jamal9
... plus the native Saudis don't drive taxis or perform menial jobs. so most likely the killers are immigrants of africa/indian/paki/bengali descent.

AUN

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 8:52 am
by zidane88
AUN. Non- Saudis are not allowed to drive the yellow taxi, they can drive only white ones known as " limousines". Taxis are for, Saudis only, and all Saudis are not rich as some of us believe.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 11:20 am
by GAMES
If I am correct, Saudi females aren't allowed to drive cars. So this happens when u can't get behind the wheel of a car, and you are stranded at the side of the road habeen kii saqraan diinta dhexe waiting for a ride.

Kidnapping, rape and getting killed.

AUN to them. But a minor issue, since Autopsy is prohibited in Islam, how did know they were raped?

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 2:38 pm
by AgentOfChaos
Image

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 2:44 pm
by YummyMummy
innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Image
Allah ha u naxariisto, kuwii sidaa ugaleyna cadaabul qabri iyo jahannama ba ha galiyo.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 3:45 pm
by ZubeirAwal
AUN.

Re: Saudi Arabia: Rape and Murder of 3 Somali women!

Posted: Sat Dec 13, 2014 3:57 pm
by Adali
GAMER wrote:If I am correct, Saudi females aren't allowed to drive cars. So this happens when u can't get behind the wheel of a car, and you are stranded at the side of the road habeen kii saqraan diinta dhexe waiting for a ride.

Kidnapping, rape and getting killed.

AUN to them. But a minor issue, since Autopsy is prohibited in Islam, how did know they were raped?
well doesn't rape a woman before killing her, that is just waste of flower.