Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolka Mu

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolka Mu

Post by garoweboy »

Dhaawac fudud ayaa kaso gaaray qaybta hoose ee jirka Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Farxaan Cali Xaad,ka dib markii Gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qaraxa sida Laamaha Caafimaadka Gobolka Mudug ay u nxaqiijiyeen Warsidaha Puntlandi.com.
Guddoomiye ku xigeenka ayaa waxaa hadda lagu Dawaynayaa Cisbitaalka wayn ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ciidamada amaanka Puntland ayaa wada hawlgalo balaaran,ka dib markii uu dhacay qaraxa.
Qaraxa ayaa imanaya xilli amaanka guud ee Gaalkacyo uu muddyinkii ugu dambeeyay uu ahaa mid ka mid ah magaalooyinka ugu amniga wannaagsan Qaaradda Afrika,ayna ka socdeen hormaro balaaran.
Warbaahinta Koonfureed ayaa buunbuuninaya dhacdadan,iyaga oo wararkooda ku sheegaya in Guddoomiye ku xigeenka uu qaraxa ku dhintay,waxaana taasi muujinaysaa sida ay uga soo horjeedaan amniga iyo Nolosha ay haystaan dadkayagu.
Guud ahaan xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa aad u dagan,waxaana si habsami leh u socda hawlaha shaqo ee dadweynaha.
http://www.puntlandi.com.

This is why you can't live with Hutus. Whenever Galakcyo catches a break from assassinations and killings they come out of no where and do shit like this.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolk

Post by thegoodshepherd »

garoweboy wrote: This is why you can't live with Hutus. Whenever Galakcyo catches a break from assassinations and killings they come out of no where and do shit like this.
They are in a weak position and cannot confront us directly, so they use terror tactics. We have to build a wall along Jidka so that baraxley is kept separate from Galkacyo. Just keep the highway open and put a checkpoint at isgoyska. These people hate us and we should not have to share a city with them.
:pacspit:
Last edited by thegoodshepherd on Sun Dec 21, 2014 3:39 am, edited 1 time in total.
RedPanther
Posts: 227
Joined: Wed Dec 03, 2014 3:48 pm
Location: Bilbao, Basque Country

Re: Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolk

Post by RedPanther »

Why on earth did Abdullahi Yusuf AUN let these scum back into Galkacyo in 93? These people are a desease to us and even to themselves.
Redsea90
Posts: 246
Joined: Fri Nov 28, 2014 6:14 pm
Location: Hala yaabin waayaha

Re: Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolk

Post by Redsea90 »

calaacal badanaa kuwan sidii naagaha u cabaadaan day and night
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolk

Post by libaaxyare »

Fuleyda ina Jabardi smaciil, waxaa laydin ku yaqaanaa waxna is kama dhicidaan Calaacal na ma daydaan,
Xaniinyo beele, Sacad is ka daaye orodoo jufada reer Jalaf is ka dhici, mise naago nimada la idin ku xantaa ka dhab ah?
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: Dhaawac fudud oo soo gaaray Guddomiye ku xigeenka Gobolk

Post by Rambie »

Why on earth did Abdullahi Yusuf AUN let these scum back into Galkacyo in 93? These people are a desease to us and even to themselves.
Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”