Waxaa shalay galab,28-12-2014 Xafiiska Raisul Wasaaraha si kedis ah ku yimid Guddi heer sare ah oo ka socda Hanti Dhowrka si ay u gutaan waajibaadkooda. Waxaa doraad la badalay Xoghayihii joogtada ahaa Abdulqaadir Cabdi Faarax. Kadib markii dhowr jeer lagu soo eedeeyey arimo musuqmaasuq ah, dacwanan laga dhigay xafiisyada ugu sareeya dalka.
Dambiyada loo haysto waxaa ka mid ah Kufsi (2 jeer), lacag la xaday, Awood sheegasho, Anshix xumi iyo nin jeclaysi.
Hanti dowrka iyo Xeer ilaaliyaha Guud ayaa isaga iyo Xisaab haayihiisa shalay ogeysiiyey in la fasixi doonin ilaa baaritaankoodu socdo.
Waxaana Airportka laga dhigay warqado.
Waxaa dambiyadadii ugu dambeeyey ee labada nin lagu haysto ka mid ah iyagoo lacag boob ah 13500 dollar lasoo baxay, kadib markii xilka laga wareejiyey. balse nasiib darro Wasaaradda Maailiyada lalama socodsiin in raggaan Xilka laga wareejiyey
Waxaa kale oo Xoghayaha joogtada ah lagu haystaa demibiyo isaga u gaar ah, sida 20000 oo dalka China ugu deeqay barkacayaasha, uu isagu Acount-kiisa gaarka ah ku shubtay.
Maanta ayey Hanti Dhowrka iyo Xeer Ilaaliyaha mar labaad booqan doonaan Xafiiska Raisul Wasaaraha. Waxayna u badan tahay in labada nin xabsi loo taxaabo hadii lacagta ku maqan ay keeni waayaan.
Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Moderator: Moderators
Re: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Abdiqadir farah was a piece of shit, stupid arrogant and lazy eeygiisa Murusade oo uu nacamleyn jireey na ka daran, hope they are both jailed for their actions.
This is one of the reasons I KNOW abdiweli sheikh was a fake weak PM he could not control his own office let alone a country.
Hope Haantidhowrka go after the really corrupt minister like Minister of Youth and Sports a real corrupt piece of shit inshallah.
This is one of the reasons I KNOW abdiweli sheikh was a fake weak PM he could not control his own office let alone a country.
Hope Haantidhowrka go after the really corrupt minister like Minister of Youth and Sports a real corrupt piece of shit inshallah.
Re: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Hanti dhowrka and Xeer Ilaaliyaha had several meetings about the Permanent Secretary Abdulqaadir Cabdi Faarax. Both Dr. Ahmed Ali Dahir, the Attorney General and Dr. Nuur Farah, Hanti Dhowrka are facing political pressure to let Cabdulqaadir Cabdi Go.
Ex Prime Minister Abdiweli is trying to save Cabdulqaadir. More than 30 employees of the Office of the Prime Minister submitted office claim and charges. Takrifal, musuqmaasuq, kufsi RAPE!!!, etc. they have demand that the accused should not allowed to leave the office as long as the investigation is not concluded.
The Permanent Secretary and his companion Bashiir are trying to flee the country. With the help of Abdiweli Shiikh Axmed and the political pressure on Faarah and Ahmed, they might succeed and avoid prison

I think they r humilating yuulkas boys!
Some of them were waiting cadaan/ajnabi agencies to come back from their holidays so they can find new jobs out of the govt
Wallahi yuulka daad xoogan ayaa qaadey kadib markii calaaqaadkiisii loo isticmaaley!
Some of them were waiting cadaan/ajnabi agencies to come back from their holidays so they can find new jobs out of the govt
Wallahi yuulka daad xoogan ayaa qaadey kadib markii calaaqaadkiisii loo isticmaaley!
Re: Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Kadib markii shaqaalahah Xafiiska Raizulwazaaraha dacwado ka gudibiyeen, ayaa la badalay Xoghayihii Joogtada ahaa Cabdulqadir iyo saaxibkii Bashiir oo u qaabilsanaa dhanka dhaqaalaha.
Sababaha uu Raizulwazaaraha cusub Omar Abdirashid Ali Sharmarke, labadaan nin shaqada uga racdeeyey ayaa ka dambeyay markii shaqaalaha xafiiska ay dacwado badan kusoo oogeen oo ay ka mid tahay
2 dumar ah oo ay ku kufsadeen xafiiska gudihiisa, iyadoo dacwadaan Attorney General Ahmed Ali Dahir uu baarayo. Musuqmaasuq xun, oo ay haatan Hanti Dhowrka baarayaan. Takrifal awood, oo ay haatan baarayaan Wasaaradda Shaqada.
10 kii sano ee aan Xamar joogisteeda ku badnaa, ma arag Takrifal noocaan oo kale ah.
Lakiin maadaama labadaan nin ay difaac iyo garab ka helayaan Cabdiwali Shiikh axmed, waxay u badan tahay in loo cafin doono, falalk kufsi iyo lacagta ay dhaceen. Gabdhala la kufsada waa kuwa laga tirada badan yahay.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 921 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 8 Replies
- 877 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 2 Replies
- 1323 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 6 Replies
- 868 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 326 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 10 Replies
- 1076 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 17 Replies
- 1067 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 4 Replies
- 1865 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 597 Views
-
Last post by Hodan94