Musuqmaasuq iyo kufsi Xafiiska Raiisul Wasaaraha
Posted: Mon Dec 29, 2014 1:35 am
Waxaa shalay galab,28-12-2014 Xafiiska Raisul Wasaaraha si kedis ah ku yimid Guddi heer sare ah oo ka socda Hanti Dhowrka si ay u gutaan waajibaadkooda. Waxaa doraad la badalay Xoghayihii joogtada ahaa Abdulqaadir Cabdi Faarax. Kadib markii dhowr jeer lagu soo eedeeyey arimo musuqmaasuq ah, dacwanan laga dhigay xafiisyada ugu sareeya dalka.
Dambiyada loo haysto waxaa ka mid ah Kufsi (2 jeer), lacag la xaday, Awood sheegasho, Anshix xumi iyo nin jeclaysi.
Hanti dowrka iyo Xeer ilaaliyaha Guud ayaa isaga iyo Xisaab haayihiisa shalay ogeysiiyey in la fasixi doonin ilaa baaritaankoodu socdo.
Waxaana Airportka laga dhigay warqado.
Waxaa dambiyadadii ugu dambeeyey ee labada nin lagu haysto ka mid ah iyagoo lacag boob ah 13500 dollar lasoo baxay, kadib markii xilka laga wareejiyey. balse nasiib darro Wasaaradda Maailiyada lalama socodsiin in raggaan Xilka laga wareejiyey
Waxaa kale oo Xoghayaha joogtada ah lagu haystaa demibiyo isaga u gaar ah, sida 20000 oo dalka China ugu deeqay barkacayaasha, uu isagu Acount-kiisa gaarka ah ku shubtay.
Maanta ayey Hanti Dhowrka iyo Xeer Ilaaliyaha mar labaad booqan doonaan Xafiiska Raisul Wasaaraha. Waxayna u badan tahay in labada nin xabsi loo taxaabo hadii lacagta ku maqan ay keeni waayaan.