Farxiyaay ha I sheegen, naga fuq nama taqaanidee
Hadii aan ku qosley danteyda ban u qosley
Maad is ilawdey in aad demolished tahay oo 4 lagaa soo daathiyey

ku faraxsanoow in aan fursad ku siiyey
Agtaada markaan istaaganahay fifty percent ba qiimaheyga ka dhaca
Farxiyaay ha I sheegen, naga fuq nama taqaanidee
hog weyn ban ku dhacay markii aan biyaha kululaa kula cabey

war meesha maxaa soo marey
Farxiyaay ha I sheegen, naga fuq nama taqaanidee
