Page 1 of 1

Heestan inaba caadi maaha

Posted: Wed Mar 11, 2015 2:14 pm
by KingWaslawi
Gabadh Togdgeer


Re: Heestan inaba caadi maaha

Posted: Wed Mar 11, 2015 3:14 pm
by Xildiiid
It's an old song written by Hadraawi, it was created in the 70's and recreated 2-3 years ago.

Nuur Daalacay hooyadii baa reer Togdheer ah (Qorilugud).

Re: Heestan inaba caadi maaha

Posted: Wed Mar 11, 2015 4:02 pm
by KingWaslawi
Waa sidaa anigu midhaha heesta ayaan aad ula dhacay.

Dumar taan ka sahan-saday
Waa gabadh Togdheeroo
Maxamuudi tooxweyn
Saddex qayd ka tolatoo
Tusbax luqunta galisoo
Nafta daraya muuskii
Taagkiyo badh muuqdoo
Sida boqorad taash xidhan
Hadalkeeda tirisoo
Hadba eray tukubisoo
Anigaba Togdheer baa
Tusku iiga muuqdaa axyaa axyaa :up:

Nuur daalacay's wife is also from Togdheer (Burco)