US closes down US embassy in Djibouti what is going on

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

US closes down US embassy in Djibouti what is going on

Post by Khalid Ali »

Maraykanka Oo Xidhay Safaaraddiisa Jabuuti

Jabouti(Ramaas)March-19-2015-Dawladda Maraykanka ayaa cabsi darteed u xidhay safaaraddeeda Dalka Jabuuti. Lama faahfaahin cabsida soo wajahday safaaradda Jabuuti.
Bayaan ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in sababta xidhitaanka safaaradda Maraykanka ee dalka Jabuuti ay tahay tallaabo dib loogu eegayo amniga safaaradda.
Mas’uuliyiinta safaraadda ayaa sheegay in muwaadiniinta Mareykanka wixii adeeg deg-deg ah ay ka heli doonaan qusuliyada.
Mareykanka ayay ciidamo gaadhaya 4,000 ka joogaan dalka Jabuuti, waana saldhiga Maraykanku ku leeyahay Africa.
Xidhitaanka Safaaradda, ayaa ku soo beegmaya kadib markii dalka Tunisiya shalay lagu weeraray dalxiiseyaal ajanabi ah islamarkaana lagu dilay 17 qof, qaar kalena la qafaashay.
- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ma ... nie51.dpuf
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”