Shicibka Muqdisho nabad ma raban

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Shicibka Muqdisho nabad ma raban

Post by gobdoon »

Aniga waxay ila tahay wa su'aal banan oo fiican in la is weydiiyo , haday jawaabtu tahay Haa , dadka wax qarxinaya oo ayaga ku dhex nool ku dhex jira , iyo dadka caawina wa inay faro kulul ku qabtaan , imisa qarax iyo imisa Hoteel ba la qarxiyey , imisa dad oo masakiin ah oo aan waxba galabsan ba la laayey , meesha waxa taala fidmo , khaladad , iyo dambiyo laga gelayo dadka aan waxba geysan , marka reer Muqdishow wa in runta la iddin sheego oo dadkan idinka hoosta ku haysta oo hoy iyo gabadba siinaya , inta saas samaynaysana fidmada iyo dhibku qof kasta oo idinka idinka mid ah wuu asaabaya.
User avatar
CaliQase
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2024
Joined: Mon Jan 19, 2015 11:26 am

Re: Shicibka Muqdisho nabad ma raban

Post by CaliQase »

Are you saying "Dadka reer Muqdisho nabad ma rabaan?" or "Dadka reer Muqdisho nabad ma rabaan"
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Shicibka Muqdisho nabad ma raban

Post by GAMES »

Mogadishu is a city of 3 million people. Sure there are going to be homicides and few Qarxis and what not.

Compare that to Detroit, Chicago, or Baltimore who have 1/4th of the population but x5 the homicide rate.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”