
Opposing Culusow is compared to opposing the Prophet Mohamed, and Garowe is the meeting place of Kufaar

Keydmedia has lost any credibility it had, and no fancy graphics will get it back.
http://www.keydmedia.net/editorial/arti ... iya_wadat/Tan kale, waxa sidoo kale banaanka u soo baxay, Waxa ay u taagan tahay magaalada Garoowe ee uu degan yahay Maamulka Buntland, Taas oo noqotay Daaru Nadwadii ku tiilay magaalada Makka ee ka soo bixi jireen qorshayaashii lagula dagaalami jiray Nabi Muxamed (SCW) iyo Asxaabtiisa. Tusaale ahaan, Waxa ay Garoowe martigelisay dhowrkii Sano ee la soo dhaafay shirar ay ka soo baxeen qorshayaal lagu kala qeybinayo Umadda Soomaaliyeed, Kuwaas oo intooda badan ay soo salixi jirtay Itoobiya. Insha Alaahu mardhan baan ka warami doonaa Daaru-Nadwada Soomaaliya.