ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

Waxaa faah faahin kala duwan ay kasoo baxayaan dagaalo culus oo maalmihii ugu dambeeyey ka socday deegaanada gobolka Galgaduud ee xadka la leh deegaanada Soomaalida Ethiopia oo u dhaxeeyey dad xoolo dhaqato ah iyo ciidamada Liyuu Police-ka ee dowladda deegaanada Soomaalida Ethiopia, waxaana lagu soo waramayaa in dagaaladaasi beesha Habar Gidir ay ku wiiqeen awooda ciidamada uu ku faano madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ee loo yaqaano Liyuu Police-ka.

Image

Hadaba halkan ka akhriso saraakiisha laga dilay iyo kuwa laga dhaawacay Liyuu Police-ka
Kornayl Bashiir Aadan (Bashiir Afdheere) Ninkan ayaa xasuuq ba’an ka gaystay magaalada Gunagado labadii sanado ee lasoo dhaafya halkaasi oo lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Shiihalaqe
Shaambal Santuur qorane.
Shiihalaqe Ina Aadan Cali.
Shiihalaqe Cali-yare waa ninkii masuulka uga ahaa gumaysiga maleeshiyaadka ay ka samaysteen Degmada Dhagaxmadow iyo deegaanada ku hareeraysan.
Shiihalaqe Dhuubooy waa ninkii haystay maleeshiyaadka Hawaarinta ee dagmada Dhagaxbuur ee deegaanada ku dhawdhaw.
Shiihalaqe Cabdulaahi Xaaji.
Shiihalaqe Cabdi-gaab waa ninkii haystay maaleshiyaadka Tuulooyinka Huuraale,Sasabane iyo Bakka.
Shaambal Laydh Cabdi Maxamed .
Shiihalaqe Maxamuud Siyaad Mursal.
Shiihalaqe Maxamuud Axmed Dhagay .
Shiihalaqe Faarax-deeq .
Shiihalaqe Dhibaaye Cali Barre.
Shiihalaqe Xasan-boosaaso Maxmed Barre .
Shiihalaqe Shaafi Cabdulaahi Caydiid Ninkan ayaa ah dhaawac aad u xun waxaana loo qaadya isbitaalka ku yaal magaalada Adis Ababa.
Shiihalaqe Namhaani Maxmed Cabdi Ninkaan ayaa isaguna ah dhaawac meelo badan ka jajaban.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by theyuusuf143 »

Horta waxakan new bastards ka iyo reer miyiga maxaa isku salliday ? bal nin weyn oo shaadh dawladeed xidhan oo dadkiisii kibir kula dagaalamaya xagee lagu arkay. xitaa xabashida yaga ka danbeeyaa weligood shicibka ma weeraraan marka jwxo xanuujiso oo ay reer cabdulaha cadho kula dul dhacaan mooyee. liyuu bastard ku yagu waa xayawaamiin aad moodo inay xabag cabsanyihiin dadkan ay la dagaalayaan markasta ee reer guuraaga ahi dawlada deegaanka iyo xabashida dhulka haysata midna dagaal kulama jiraan yagaaba jecel wax dawo iyo biyo u keena. nimankaasi yagaa dadka toos usii gumaynaya wixii horeba bikh. hada xabashidu khuuro dheerbay gashayba qaar meles macawistiisii sitaa soo baxay oo waxbaba dhaafayn. haadraawi baa marku faqashtii ka yaabay yidhi "nin derdaran haduu jiro anba maan isdhega maro" qaniinyo qaniinyaa kaa fujisee halayska celiyo wuxuushta.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by libaaxyare »

Thier tikniko are captured and Etheipians are begging HG not to display to the media. They scare USA and the westren to see.
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by GIJaamac »

Habar gidir kulahaa. War it's Ayaanle Ceyr vs Liyuu Boolis. I don't see other HG in the war.
Hala xasuuqo bakhtiga Liyuu boolis who can only attack innocent elders, women and kids.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

GIJaamac wrote:Habar gidir kulahaa. War it's Ayaanle Ceyr vs Liyuu Boolis. I don't see other HG in the war.
Hala xasuuqo bakhtiga Liyuu boolis who can only attack innocent elders, women and kids.
aheey :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by AbdiWahab252 »

I wonder what Ahmed Abdisalam will do
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by 1moonlight »

AbdiWahab252 wrote:I wonder what Ahmed Abdisalam will do
He already spoke with mooryaan Abdi ileey about the fighting near the border.




If Axmed Cabdi Salaan is elected it will be a good thing for Gobolada Dhexe, he is a good friend with Ethiopia and he will deal with Mooryaan Cabdi ileey iyo wecelada Liyuu police.

Axmed Cabdi Salaan was one of the people who kicked Ethiopia out of Muqdisho and he has the support of everyone including beelweeynta Abgaal,
even Nuur Cade and Cali Geedi are supporting Axmed Cabdi Salaan.


User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

caruuryar beey guriga ku gubeen. war wuxu xabashsanaa :shock:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

so much for fighting for their freedom in 1977. This is how they've repaid us back
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by Halmog »

:meles: Is the fighting in galguduud or in K5?
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

Halmog wrote::meles: Is the fighting in galguduud or in K5?
Right on the border, a small town.
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by Halmog »

FarhanYare wrote:
Halmog wrote::meles: Is the fighting in galguduud or in K5?
Right on the border, a small town.
I see, hope it ends asap, the innocent suffer the most :down:
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by libaaxyare »

@ farxaan yare, waxaan maqli jiray allow nin aan wax ogayn ha cadaabin.

This Liyuu ploice attack 18 towns all inside Kinnlinka Shanaad, fast area, its not small place. all the towns they attacked are HG towns, 18 Tuulo Biyo Cadde, Toosan Dheere, Bali-dhiig, Labo Baar, Saaxo, Sariiro iyo Godad just to name few. this was an organized war against HG xooladhaqato to wipe out but they give unforgettable lesson.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

libaaxyaare,
Ethiopia ineey gumeysigeed extend gareeyso to other communities lagama yeeli doono :) . Inleen not long ago they also attacked hiiraan (found this out on the similar thread below), makes u wonder if they were sent to disrupt the formation of fed states for those regions :?
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: ciidamada Liyuu Police-ka oo jab culus la kulmay + magacyada saraakiisha

Post by FarhanYare »

moonlight are you able to edit ur post? remove that geedi cunt video plz
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”