Entry visas for Somalia passport holders
Moderator: Moderators
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Entry visas for Somalia passport holders
Dadka baasaboorka Somalia wata marka ay madaarada Somaliland ka soo dagaan waa in sida dadka kale ee ajaanibta ah loola dhaqmaa, waa visa dal kugalid ah loogu dhuftaa baasabooradooda, waana in lacag laga qadaa. Laakiin maadaama oo ay yihiin dad aanu isku af nahay, jaar nahay oo waliba saboolnimo u dheertahay, waa qiimo dhimis loo sameeyaa. Tusaale ahaan, mar kasta oo qofka reer Somalia ahi soo galo madaarada SL, waa in fiise dal kugalid oo sadex bilood ku dhacaya loogu dhuftaa baasaboorkiisa, waana in 10 dollar laga qadaa. Hadii uu ganacsade yahay oo uu dalka marar badan kusoo noqnoqonayo, waa in fiise sanad ah la siiyaa, 30 dollarna laga qaadaa.
Dadka reer Somaliland, ee duruuftu ku kaliftay inay baasaboorka Soomaliya ku safraan, waa in lagacta dal kugalida bilaash looga dhigaa, maadaama oo ay dalkoodii soo galayaan, laakiin si loo aqoonsado Somalilandnimadooda waa inay samaystaan taysaro Somaliland ah. Qofka reer Somaliland ee wata baasaboor Somalia ee aan taysaro/waraaqo dhalasho Somaliland ah aan wadan waa in laga qaadaa lacagta ajaanibta laga qaado.
I will contact Ina waran Cade and relay these ideas to him.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Baasaboorka somaliya dadka ugu baddan ee isticmaalaha waa dadka reer hargeysa iyo burco.. marka sidee la yeelayaa dadka u dhashay somaliland sida xildhibaankan somaliland ee xajkii ugu danbeeyey ku xajiyey baasaboorka somaliya.
Re: Entry visas for Somalia passport holders
With the airport ready and major airlines distant to start direct flights to SL, the Gov should capitalize on it and increase revenue.
All their passports should be stamped with SL national flag instead of "Egal".
I support that idea and will pass on to Waran Adde for you.
They roam around freely and that's not right.
All their passports should be stamped with SL national flag instead of "Egal".
I support that idea and will pass on to Waran Adde for you.
They roam around freely and that's not right.
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Hawdian
Exactly, their passports must have a Somaliland stamp on it. And of course we need another source of revenue, but since majority of them are poor, will should only charge a fee they can afford such as $10 for three months visas and $30 for a year visa.
Donkey Yalaxaw
Read what I wrote. Somalilanders with Somalia passports will not pay a penny as long as they can show a Somaliland ID.
Exactly, their passports must have a Somaliland stamp on it. And of course we need another source of revenue, but since majority of them are poor, will should only charge a fee they can afford such as $10 for three months visas and $30 for a year visa.
Donkey Yalaxaw
Read what I wrote. Somalilanders with Somalia passports will not pay a penny as long as they can show a Somaliland ID.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
samatar marka baasaboorkeena somaliga maad faraha nooga qaadaan saaxiib.. haddii aad penatly saareysid dadka wata baasaboorka somaliya naceyb aad u qabto baasaboorkaas awgeed. sooo ma haboona inaad mamnuucdo dhamaan baasaboorkaas oo aad dadkaaga inoo daayaan baasaboorkeena soomaliya...
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Entry visas for Somalia passport holders
lol.people will start making fake Somaliland ids.samatar133 wrote:Hawdian
Exactly, their passports must have a Somaliland stamp on it. And of course we need another source of revenue, but since majority of them are poor, will should only charge a fee they can afford such as $10 for three months visas and $30 for a year visa.
Donkey Yalaxaw
Read what I wrote. Somalilanders with Somalia passports will not pay a penny as long as they can show a Somaliland ID.
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Waxba ma fahantid miyaa? goorma ayaan idhi waan necebahay baasaboorka Somalia?DR-YALAXOOW wrote:samatar marka baasaboorkeena somaliga maad faraha nooga qaadaan saaxiib.. haddii aad penatly saareysid dadka wata baasaboorka somaliya naceyb aad u qabto baasaboorkaas awgeed. sooo ma haboona inaad mamnuucdo dhamaan baasaboorkaas oo aad dadkaaga inoo daayaan baasaboorkeena soomaliya...
Kaliya waxaan u aqoonsanahay baasaboor ajaanib ah, dadka sitaana ay yihiin ajaanib u dhalatay wadanka Somalia, sidaa darteedna ay waajib tahay inay bixiyaan lacagta dal kugalka si la mida sida ay u bixiyaan dadka wata baasaboorada Djiboutianka ah, baasaboorada Britishka ah, kuwa Ethiopianka ah iyo kuwa Maraykanka ah. Waliba waan u naxariistay oo waxaan idhi iyaga qiimo dhimis haloo sameeyo, maadaama oo faqri haysto dagaalona ka socdaan wadankooda.
Dadka reer Somaliland ee dantu ku kalifto inay baasaboor ajaanib ah qaataan si ay hawlahooga u dhamaystaan, waan la ogolyahay.
BaatoUnit
Qofka foojari lagu qabto, madheera ayuu liinta ku cabayaa. People will pay $10 rather than risk going to jail. Even fake IDs will probably cost an amount close to 10 dollars if not more, sidaa darteed, there will be no much incentive to fake IDs.
Last edited by samatar133 on Mon Jun 01, 2015 6:47 pm, edited 1 time in total.
Re: Entry visas for Somalia passport holders
No one hates faqiir somalia. We give you International aid and take your refugees in. Be gratefulDR-YALAXOOW wrote:samatar marka baasaboorkeena somaliga maad faraha nooga qaadaan saaxiib.. haddii aad penatly saareysid dadka wata baasaboorka somaliya naceyb aad u qabto baasaboorkaas awgeed. sooo ma haboona inaad mamnuucdo dhamaan baasaboorkaas oo aad dadkaaga inoo daayaan baasaboorkeena soomaliya...
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Samatar,
you're having a laugh.you want to punish poor Somalis with Somalia passports but give a pass to your fellow "countrymen" who themselves use Somalia passports for travel.
you're having a laugh.you want to punish poor Somalis with Somalia passports but give a pass to your fellow "countrymen" who themselves use Somalia passports for travel.
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Asking an entry fee for foreigners is not a punishmentBaastoUnit wrote:Samatar,
you're having a laugh.you want to punish poor Somalis with Somalia passports but give a pass to your fellow "countrymen" who themselves use Somalia passports for travel.

Markasta oo aan Jabuuti tago lacag dal kugalis ah ayaa layga qaadaa, dadka baasabooka Somalia watana lacagtaa mid la mid ah ayaa laga qaadaa, I have never seen anyone interpret that as a punishment.
Qofka reer Somaliland wuxuu ka dhigan yahay qof wadankiisii kusoo noqonaya oo ay duruufi ku kaliftay inuu baasaboor ajaanib leedahay qaato, sidaa darteed there is no need to ask him or her any fees.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2393
- Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Even garowe online reported on this issueDR-YALAXOOW wrote:Baasaboorka somaliya dadka ugu baddan ee isticmaalaha waa dadka reer hargeysa iyo burco.. marka sidee la yeelayaa dadka u dhashay somaliland sida xildhibaankan somaliland ee xajkii ugu danbeeyey ku xajiyey baasaboorka somaliya.
http://www.garoweonline.com/page/show/p ... perplexity
"Hundreds if not thousands in the banned right-hand drive vehicles, Toyota Noah flock into Puntland capital of Garowe from Hargeisa daily to acquire Somalia’s biometric passport, with applicants overwhelming local authorities headquarters and Criminal Investigation Department building with certificates of birth and requests for identification cards."

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
saacbaashe saaxiib WAA IN maamulka buntiland waa inay video -TV-yada somalida laga sii daayo ka duubtaa dadka reer burco iyo hargeysa berbera ee soo doonanaya baasaboorka somaliya.. intii aan baasaboorka la siin marka hore waa inay calanka buluuga shumiyaan ayna ku heeysaan soomaliyeey toosooy.. markaa ka dib ayaa la siin karaa baasaboorka somaliya......... Maamulka somaliland dadkooda been ayey u sheegeen..... 24 sano , no icitraaaf.. .
Re: Entry visas for Somalia passport holders
That was before SL passport was allowed to use as hajjDR-YALAXOOW wrote:saacbaashe saaxiib WAA IN maamulka buntiland waa inay video -TV-yada somalida laga sii daayo ka duubtaa dadka reer burco iyo hargeysa berbera ee soo doonanaya baasaboorka somaliya.. intii aan baasaboorka la siin marka hore waa inay calanka buluuga shumiyaan ayna ku heeysaan soomaliyeey toosooy.. markaa ka dib ayaa la siin karaa baasaboorka somaliya......... Maamulka somaliland dadkooda been ayey u sheegeen..... 24 sano , no icitraaaf.. .
http://www.somalilandsun.com/index.php/ ... -waranade-
No one uses it anymore.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Saudi arabia does not recognice breakaway republic of somaliland in the northern west somaliya... Saudi arabia fully recognice somalia as a united country and somaliya have embassy which authorize how many xujaaaj somaliya should have every year..
soomalida xujaayda ee tagta xajka waxay si toos u hoos tagaaan safaarada somaliya ee sacuudiga iyo wasaarada awqaafta somaliya.. saudi arabia marna ogolaan meeyso maamul goboleed somaliland oo aysan aqoonsaneeyn.. wasiirkaa warancade waa beenaale... odaygaa video ee xildhibaanka ka ah baarlamaanka somaliland ayaa runta kuu sheegay.. baasaboorka kaliya ee saudi arabia ogoshahay waa midka calanka buluuga ku sawiran ee somaliya...

- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Entry visas for Somalia passport holders
Somaliland ID is actually the most technologically sophisticated in the world. The interior ministry will never give you ID unless you give them your iris and finger print. They will also ask your subclan chief approval. there are even an accent and clan experts in every registration office. Non somalilanders have no chance of taking Somaliland IDs.BaastoUnit wrote:lol.people will start making fake Somaliland ids.samatar133 wrote:Hawdian
Exactly, their passports must have a Somaliland stamp on it. And of course we need another source of revenue, but since majority of them are poor, will should only charge a fee they can afford such as $10 for three months visas and $30 for a year visa.
Donkey Yalaxaw
Read what I wrote. Somalilanders with Somalia passports will not pay a penny as long as they can show a Somaliland ID.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1552 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 15 Replies
- 173 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 28 Replies
- 2278 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 0 Replies
- 1619 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 11 Replies
- 1636 Views
-
Last post by Xposed83
-
- -1 Replies
- 0 Views
-
Last post by johnsonmilla
-
- 5 Replies
- 2474 Views
-
Last post by gurey25
-
- 4 Replies
- 603 Views
-
Last post by Nubis
-
- 4 Replies
- 390 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 6 Replies
- 575 Views
-
Last post by SahanGalbeed