


http://www.allbanaadir.com
http://caasimadda.com/liiska-xildhibaan ... o-jeedaan/
Fascinating

Nah that's not new to me sxb. Last time I was my tuulo there was council elections. One of the front runner was ex qaadwaale. I asked my families and relative why are they supporting the qaadwale. They replied to me waa inankayagii. Markaasaan ku idhi hadhowto ha ka cabanina....lacagtii buu cunay...biyo ma leh etc.CaliQase wrote:LJ is that news to you?
The Yusuf, Maxaad u jeedaa "Maydhid"?
CaliQase wrote: The Yusuf, Maxaad u jeedaa "Maydhid"
its popularr afsuuqdi in burco. Waa lasoo maydhayaa= waxba laguuma hayo.CaliQase wrote:LJ is that news to you?
The Yusuf, Maxaad u jeedaa "Maydhid"?
Walee?CaliQase wrote:Lol LJ adigay kaaga dhacday Ramadaantu ina Abti. Yuusuf baa weydiinayay kkkkkkkkkkkk
Reer Mudug waa is yaqaan inaan wax lagu heshiiyay la isaga bixin. Marka cidi uma diidi karto.theyuusuf143 wrote:its popularr afsuuqdi in burco. Waa lasoo maydhayaa= waxba laguuma hayo.CaliQase wrote:LJ is that news to you?
The Yusuf, Maxaad u jeedaa "Maydhid"?
Bakaaraha ma degani sxb. iskuulku xagguu ku yaal?LeJusticier wrote:Walee?CaliQase wrote:Lol LJ adigay kaaga dhacday Ramadaantu ina Abti. Yuusuf baa weydiinayay kkkkkkkkkkkk
Caawa ma baakarahaad KU AFURTAY? Horta Banaadir secondary weli ma taaganyahay?