Sidaan shalay idiin sheegay, goodah ayaa la wareegay arimaha maamulkan ka dib heshiis dhex maray asaga iyo hassan sheekh
la wareegida goodah ee malafka hiiraan waxay meesha ka saaraysaa rolekii cabdi fatah
Shaxdan cusub waxaa dajiyay goodah oo gobol ahaan ku saleeyay
Shaxdaan dan uma aha hawadle iyo abgaal oo la la simay beelaha kale laakiin ka gobol ahaan hiiraan 10 xubin ayey heshay min asl 14 xubin
Marka awood ahaan hiiraan ayaa wax laga samaynayaa inkastoo ay just gudi farsamo tahay hadana waxay soo xulayaan odayaashii wax ku shubi lahaa oo badanaaba hiiraan ka imaanaya!
Im not happy with it I would rather prefer a power sharing deal between hawadle and abgaal and allocating the rest for their representatives
caasimada has mentioned today the goodah role in this Oon horey u sheegay.
Gudoomiyaha hiiraan wuu ko horyimid asagaana ka danbeeya mudaharaatkii maanta
http://caasimadda.com/wasiir-odowaa-oo- ... fatax-xog/
Wixii cusub waa idin la soo socodsiini ayagoo fresh ah!
viewtopic.php?f=250&t=370511
muran ka taagan gudiga farsamada hiiraan-shabeelada dhexe
Moderator: Moderators
Re: muran ka taagan gudiga farsamada hiiraan-shabeelada dhexe
xog dheeraad ah
Gudiga waxaa sameeyay odowaa, goodax, abdirizaaq , faarax cabdulqadir iyo caynte
Sababta ugu horeysa oo ah ayagoo waqti ku bixin maamulka oo ku mashquulsanaa mooshinka
Waxaa jirtey in is af agarad waa u dhaxeeyay saxiixayasha oo ka socdey hawadle iyo abgaal qaabka loo qaybsanayo gudiga....isla xiligaas waxaa furmay mooshinka saas ayuuna dib ugu dhacay kulankii madama ay "dawlada" ay ka qayb qaadan waysay....waxey aheyd in la isko soo noqdo
Aritaan cusub waxaa ku jirta khiyaano HG...waxaa laga tagay xulufadii hawadle sida jijileele iyo jareer waana sababta ay hawadle uga hor imaadeen ee ma aha inay ayaga rabaan wax dheeraad ah, ayagey u dacwoonayaan
Waxaa soo galay baadicade iyo gaaljecel oo HG la xulufo ah
Waxaa kuu dheer labo xabo oo sheekhaal hiraab ah oo shaar badan soo xirtey, mid reerow hassan ah iyo mid loobage ah iyo wadaadkii kabxanley
goodax oo gobol ahaan ku fakaraya ayay waxaan ka dhamaysteen maadama hadii qabiil wax lagu qaybiyo 9 xubin ay hiiraan ka imaanayso halka shan ay jowhar ka imaanayso
Beelaha hal hal baa la siiyay.
Gudoomiyihii jowhar juuq, la, aan kkkk
http://caasimadda.com/wasiir-odowaa-oo- ... la-hadlay/

- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: muran ka taagan gudiga farsamada hiiraan-shabeelada dhexe
Boring! Can we just be done with this maamul as soon as possible?
Re: muran ka taagan gudiga farsamada hiiraan-shabeelada dhexe
I hope so sxb! Let us move on!
Mushkilada waa xassan sheekh oo weel ah, marba ninkii ugu danbeeya baa wax ku shuba!
Labada gobol ba dad baa maamula waxey aheed in siyaasiyiintooda iyo dhaqankooda loo daayo oo wixii sy ku heshiiyaan "dawlada taageerto"
Laakiin waxay rabaan system ay ayaga ko soo baxaan. Cajiib wallahi ethiopian minority ayaa wax noo xariiqaysa!

Sahal
Eebow xaad HG Ka rabtaa, just because they played the game bettert than you and rewarded 2 xubin and you one should not make you do a U-Turn. It's ironic how you have done a typical Somali U-Turn supporting Xasan Sheikh and his administration completely at one point to now suddenly changed your whole idea. Typical Somali qabilaaste Ayaad tahaaye eebow. Atleast I have always been in opposition to this government.

lol just saw this now. Osob, the only clans who had influence in hassan sheekhs govt r sheekhal and HG...abgaal had no role in it politically but they r full in his admin specially wacaysle without playing political role....to some level like that, there r few hawadle opportunists who r his right hand men and they r close relativesOsob101 wrote:Sahal
Eebow xaad HG Ka rabtaa, just because they played the game bettert than you and rewarded 2 xubin and you one should not make you do a U-Turn. It's ironic how you have done a typical Somali U-Turn supporting Xasan Sheikh and his administration completely at one point to now suddenly changed your whole idea. Typical Somali qabilaaste Ayaad tahaaye eebow. Atleast I have always been in opposition to this government.
Hawadle politicians r represented by godah and abdifatah...though they are another opportunists they leave behind some legacy for beesha...it was godah who refused hiiraan to join galgaduud, has given us more represebtations in banadir and jowhar...he added beledweyne to top10 somali districts to be developed by the UAE(Coming project) he even had a role in beledweyne hosting the upcoming regional conference in some meeting in london with the UK officials who sent their diplomats to the region (from the embassy )
Hassan sheekh doesnt like a powerful politician like that but now he gave him a deal after he shaked his throne....to manage the process of forming a regional state for hiiraan and middle shabelle....the benefits r mainly financial...politically picking the future federal mps. godah knows this parliament will be there less than a year but he wants to do this through the interior post in the coming reshuffle and hassan tells him to pick one of the two options bc he may not have the interior post rather the international cooperation post
As for abdifatah, hassan has stayed away from him but now, as the elections is nearing he wants to get rid of him by using godah and abdirazaaq...abdi fatah has relations with IGAD and wants to impose himself through these circles. Not necessarily to be the leader but some ethiopian puppet in the admin...if he wins a seat in the admin he will be anti-hassan in the elections and hes already met gaas in nairobi...gaas has invated him to garowe!! I think this meeting has backfired him and it has some thing to do some with odowaa getting his way...
The only obostacle against abdifatah is farah abdulqadir Who pays for gabre millions of $ like he did against yuulka and gabre is the person who sends the reports to addis ababa
Abdi fatah once met prez hassan In adisababa...about his role in the coming regional state....one of the things they reached was holding the conference in beledweyne
http://www.hiiraan.com/news/2015/july/w ... -92241.htm
In nairobi with afeey
https://scontent-bru2-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=56BD3C29
So basically its the hawadle people who are pro-goverment not abdifatah and hassan knows any clash with them will empower the ethiopian agenda in the region
Therefore, laa HG agenda walaa sheekhal will work for him!.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1995 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 1 Replies
- 493 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 0 Replies
- 7190 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 5 Replies
- 921 Views
-
Last post by SANDIEGUY
-
- 81 Replies
- 7661 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 9 Replies
- 1716 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 569 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 15 Replies
- 3186 Views
-
Last post by GAMES
-
- 15 Replies
- 1141 Views
-
Last post by Siciid85