muran ka taagan gudiga farsamada hiiraan-shabeelada dhexe
Posted: Sat Oct 31, 2015 3:11 pm
Sidaan shalay idiin sheegay, goodah ayaa la wareegay arimaha maamulkan ka dib heshiis dhex maray asaga iyo hassan sheekh
la wareegida goodah ee malafka hiiraan waxay meesha ka saaraysaa rolekii cabdi fatah
Shaxdan cusub waxaa dajiyay goodah oo gobol ahaan ku saleeyay
Shaxdaan dan uma aha hawadle iyo abgaal oo la la simay beelaha kale laakiin ka gobol ahaan hiiraan 10 xubin ayey heshay min asl 14 xubin
Marka awood ahaan hiiraan ayaa wax laga samaynayaa inkastoo ay just gudi farsamo tahay hadana waxay soo xulayaan odayaashii wax ku shubi lahaa oo badanaaba hiiraan ka imaanaya!
Im not happy with it I would rather prefer a power sharing deal between hawadle and abgaal and allocating the rest for their representatives
caasimada has mentioned today the goodah role in this Oon horey u sheegay.
Gudoomiyaha hiiraan wuu ko horyimid asagaana ka danbeeya mudaharaatkii maanta
http://caasimadda.com/wasiir-odowaa-oo- ... fatax-xog/
Wixii cusub waa idin la soo socodsiini ayagoo fresh ah!
viewtopic.php?f=250&t=370511