Page 1 of 1
This girl made laugh
Posted: Thu Dec 10, 2015 3:42 am
by Siciid85
Re: This girl made laugh
Posted: Thu Dec 10, 2015 8:26 am
by Inaayah
Her brother tho

Re: This girl made laugh
Posted: Thu Dec 10, 2015 10:05 am
by SahanGalbeed
Excellent , thanks for sharing man, sii fiican bay islamaha ugu fiirsatay gabadhaasi

Re: This girl made laugh
Posted: Thu Dec 10, 2015 2:27 pm
by Timiro1999
Alla inantu maxay dhaqanka somalida dhamaysay, waxa iigu qosol badnaa
odaygii baby gii guursaday ceebtoda ragii qaar siday gabadh yar u doonayan mid xafaayad xidhana way guursan.
Odaygii qooqay ee inantiisa fb ka bartay yaahuu dheh.
islaanti markii la yidhi shaqo tag ee ay tidhi manigoo 50 jir ah bay ileyahiin shaqo tag kuu disable kan la hadli.
Hablaha sik ga sidisa masarka u xidhay .
Naa miyaad ka baqaysaa sidaa ku dheh, somali wax kasta dagal bay ku dhameyan.
Odaygii qayilay ee bf ka ogolaaday kkkkk oday qayilay talo ha weydiin.
Siciidow mahadsanid Walee somali waa dad cajiib ah.