Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by knet »

Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In Beledweyn!!!!

Galmudug Guuleed oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Sh/dhexe

Feel So Sorry For Sahal His President is Guuleed. :lol: :lol: :lol:

Image
Image
Image

December 15 (Jowhar)—Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed oo ka mid ahaa wafdi maanta u tagay magaalada Beledweyn xalinta dagaal beeleedka ka socday maalmahan ayaa sheegtay inuu yahay Madaxweynaha gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Madaxweynaha Galmudug ayaa qeyb ka ah wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo maanta gaaray Beledweyn, si ay uga qeyb qaataan dadaalada lagu dhex dhexaadinayo beelihii ku dagaalamay Xaafada Howl-wadaag.

Isagoo ka hadlayay kulan ay kula qaateen magaalada Beledweyn odayaal iyo waxgarad ayuu sheegay in maadaama uusan haatan jirin maamul goboleed loo dhisay gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe in isagu uu yahay Madaxweynaha labada gobol.

“Aniga waxaa ahay reer Beledweyn iyo reer hiiraan, magaaladan xudunteeda ku duugan tahay, ka sokow inaan ahay Madaxweynaha Galmudug, dhinaca kalena waxaa ahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, inta aan maamul goboleedka looga dhisayo, mar hadaan deegaankan ka soo jeedo iyo mar inaan ahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ahay inta Madaxweyne ka dooranayaan ayaa isoo dhaqaajisay”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug oo hadalkaas si kaftan ku jira u yiri.

Sidoo kale waxaa uu xusay inay dhexda u xeran doonaan sidii colaada loo joojin lahaayeen, isla markaana aysan cidna ka baryeyn in xabada la joojiyo.

“Beledweyn waligeed waxay aheyd caasimadii Gobolada Dhexe, wayna ahaan doontaa, waxaa u imid xabada in la joojiyo shuruud la’aan waxaa u imid dadka walaalaha ee dhibka dhex maray ee is dilaya, inaan gacanta qabano oo aan joojin, xabada in la joojiyo cid aan ka baryeyna ma jirto, xoog ayaa ku joojineynaa, wada hadal ku joojinaa, walaalnimo ku joojineynaa meeshey nala tagtaa ku joojineynaa”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.

Mr Guuleed ayaa ugu baaqay labada dhinac inay nabada qaataan, isla markaana si walaalnimo ku jirta ay u heshiiyaan, una turaan shacabka.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay siyaasiyiinta labada gobol ka soo jeeda oo ku aadan hadalkan kaftanka ahaa ee ka soo yeeray Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, waxaana markii dhinac loo fiiriyana u muuqdaa mid loo arko awooda iyo galaan-galka uu wali ku dhex leeyahay dowladda federaalka, gaar ahaan xiriirka dhow ee kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh oo saaxib dhow ay yihiin.

Dowladda Federaalka ayaa laga sugayaa inay dhameystirto dhismaha maamulada federaalka, iyadoo maamulka kaliya ee harsan uu yahay Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, kaasoo ay caqabad badan ku hor-gudban tahay.

Source:

http://www.jowhar.com/madaxweynaha-galm ... o-shdhexe/
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by knet »

He attempted to claim Mudug and the Galkayo Karbashed showed him that's a no no, now he is going for the easy target of Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Good boy!!! :lol: :lol: :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by FarhanYare »

knet wrote:Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In Beledweyn!!!!

Galmudug Guuleed oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Sh/dhexe

Feel So Sorry For Sahal His President is Guuleed. :lol: :lol: :lol:

Image
Image
Image

December 15 (Jowhar)—Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed oo ka mid ahaa wafdi maanta u tagay magaalada Beledweyn xalinta dagaal beeleedka ka socday maalmahan ayaa sheegtay inuu yahay Madaxweynaha gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Madaxweynaha Galmudug ayaa qeyb ka ah wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo maanta gaaray Beledweyn, si ay uga qeyb qaataan dadaalada lagu dhex dhexaadinayo beelihii ku dagaalamay Xaafada Howl-wadaag.

Isagoo ka hadlayay kulan ay kula qaateen magaalada Beledweyn odayaal iyo waxgarad ayuu sheegay in maadaama uusan haatan jirin maamul goboleed loo dhisay gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe in isagu uu yahay Madaxweynaha labada gobol.

“Aniga waxaa ahay reer Beledweyn iyo reer hiiraan, magaaladan xudunteeda ku duugan tahay, ka sokow inaan ahay Madaxweynaha Galmudug, dhinaca kalena waxaa ahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, inta aan maamul goboleedka looga dhisayo, mar hadaan deegaankan ka soo jeedo iyo mar inaan ahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ahay inta Madaxweyne ka dooranayaan ayaa isoo dhaqaajisay”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug oo hadalkaas si kaftan ku jira u yiri.

Sidoo kale waxaa uu xusay inay dhexda u xeran doonaan sidii colaada loo joojin lahaayeen, isla markaana aysan cidna ka baryeyn in xabada la joojiyo.

“Beledweyn waligeed waxay aheyd caasimadii Gobolada Dhexe, wayna ahaan doontaa, waxaa u imid xabada in la joojiyo shuruud la’aan waxaa u imid dadka walaalaha ee dhibka dhex maray ee is dilaya, inaan gacanta qabano oo aan joojin, xabada in la joojiyo cid aan ka baryeyna ma jirto, xoog ayaa ku joojineynaa, wada hadal ku joojinaa, walaalnimo ku joojineynaa meeshey nala tagtaa ku joojineynaa”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.

Mr Guuleed ayaa ugu baaqay labada dhinac inay nabada qaataan, isla markaana si walaalnimo ku jirta ay u heshiiyaan, una turaan shacabka.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay siyaasiyiinta labada gobol ka soo jeeda oo ku aadan hadalkan kaftanka ahaa ee ka soo yeeray Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, waxaana markii dhinac loo fiiriyana u muuqdaa mid loo arko awooda iyo galaan-galka uu wali ku dhex leeyahay dowladda federaalka, gaar ahaan xiriirka dhow ee kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh oo saaxib dhow ay yihiin.

Dowladda Federaalka ayaa laga sugayaa inay dhameystirto dhismaha maamulada federaalka, iyadoo maamulka kaliya ee harsan uu yahay Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, kaasoo ay caqabad badan ku hor-gudban tahay.

Source:

http://www.jowhar.com/madaxweynaha-galm ... o-shdhexe/
:|
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by GeoSeven »

He's more than welcome :up:
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by 1moonlight »

mooryaan cabdiwali gaas have visited kismaayo and claimed it at the same time, simply because of Daaroodnimo.

why can't Guuleed visit Hiiraan because of Hawiye nimo? Cabdikariin Guuleed doesn't want to see Hawiye fighting each other. also he has every right to visit Hiiraan he is from Hiiraan and alot of Sacad and HabarGidir are living in Hiiraan/Beledweyne.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by Strategic »

why not,he is most welcome.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by AbkoowDhiblaawe »

1moonlight wrote:mooryaan cabdiwali gaas have visited kismaayo and claimed it at the same time, simply because of Daaroodnimo.

why can't Guuleed visit Hiiraan because of Hawiye nimo? Cabdikariin Guuleed doesn't want to see Hawiye fighting each other. also he has every right to visit Hiiraan he is from Hiiraan and alot of Sacad and HabarGidir are living in Hiiraan/Beledweyne.
:up:

Whats up abti? Long time no see
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by 1moonlight »

Warsheekh bash bash iyo barwaaqo waaye dhinacaada ka waran? ani Somalia aan dhex baashaalooyaa :up:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by sahal80 »

knet wrote:Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In Beledweyn!!!!

Galmudug Guuleed oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Sh/dhexe

Feel So Sorry For Sahal His President is Guuleed. :lol: :lol: :lol:

Source:

http://www.jowhar.com/madaxweynaha-galm ... o-shdhexe/
kkk nin asn dhuusamareeb xukumin hiiraan muxuu ka yahay? hiraab hiiraan xataa IDP kama aha laakin nin seedigiis wasiirka amniga ku soo dabagabanaya oo hadana asagoo guest ah is ka dhigaya the host soo dhaqankii mooryaanta ma aha kkkkkk

Hiiraan waxaa ka taliya halyeey dabageed haduusan aheen la heen kan qaabilayna ma soo dageen

Maalin dhexdaas ah wuxuu amrey in hawada la xiro usbuuc bayna xirneed!

http://baledweyne.com/daawo-sawirada-wa ... aledweyne/

Waxay soo galeen markey maqleen dabageedbaa lama galaay la wareegay oo karbaashi raba mooryaanta qalalaasaha u samaynaysay sI aan magaalada shirka loogu qaba

Cali madaxweyne baa labadoodaba uga soo harey tuulooyinkoodii xaafadiina ka sifeeyay

Allaha u naxariisto sarkaalkii hogaaminayay bay dariishad ka toogteen..ayagii baana la badbaadinooyaa..f-king mooryaan!

Djiboutianka kuma jiraan...corneelka bas ayaa odayaashooda inuu la hadlo u yimid


http://baledweyne.com/daawo-sawirada-ci ... dagalamay/

http://hiiraanxog.net/2015/12/16/dhagey ... aladweyne/
kkk at shabelle buubuuminaysa guuleed
http://shabellenews.com/?p=20412
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Galmudug Tribal Leader Guuleed Says He Is The President Of Hiiraan iyo Sh/dhexe While In

Post by sahal80 »

Dhufeesyadoodii iyo mooryaan la soo qabtey

Image

Dadkoodii oo nabad helay in kastoo ay sarkaal mu hiim ah naga dileen...hafadan hawadle galbeedka ku taal bayka adeegan jireen intii ay tan xirneed...xaafadooda waa al shabaab iyo mooraan...meeshaas baa qalqalka nagu haysa
http://baledweyne.com/daawo-sawirada-xa ... dareemayo/
Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”