





D0wladda Puntland ayaa si buuxda u taageertay maamulka cusub ee looga dhawaaqay gobolka Bakool, kaasoo loo bixiyay maamulka Bakool sare islamarkaana maalintii shalay doortay madaxweyne iyo ku xigeen.
Hadalkaan ayaa lagu sheegay shir ay maanta isugu yimaadeen madaxweynaha dowladda Puntland iyo gollihiisa xukuumada, oo looga arrinsanayay xaaladaha guud ee Puntland iyo arrimaha Soomaaliya.
Dowladda Puntland waxay sheegtay inay taageersan tahay mowqifka ay qaateen shacabka Bakool oo ka tashaday masiirkooda.
http://puntlandi.com/warsaxaafadeed-dow ... kool-sare/