
Madaxweynaha Kililka: Annaga ayaa Hargaysa Ninka ku dilnay
(DDSI Press)- Madaxweynaha Maamulka Kililka Cabdi Maxamud Cumar ayaa qoraal si aad ah dood u dhaliyay soo dhigay boggiisa Internet ee Facebook.
Wuxuu sheegay in Magaalada Hargaysa ku dileen nin lagu magacaabo Khadar Illey.
Wuxuu qoraalkiisa ku sheegay Guul in dileen Ninkaas oo uu sheegay innuu ahaa Soomaali.
Dadka faallada ka bixiyay qoraalka uu iskugu jiray ayaa la yaabay Masuul dhan oo Qarnigan 21 ku mano sheeganayaa Hebel annagaa dilnay.
Hoos ka eeg Qoraalka uu Boggiisa soo dhigay Iyo fikirka dadku ka dhiinteen qaarka u horreeya