New Somaliland government reshuffle
Posted: Tue Feb 16, 2016 12:01 pm
MADAXWEYNUHU:
Markuu hinbiriiriyey: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Marku la tashaday islaantiisa aamina weris, markay ka yeeshay sidu wax u wado. waxa uu gudoonsaday.
in Wasiirkii hore ee warfaafinta dadka, mundane cukuuse loo bedelo wasiirka daaq faafinta xoolaha.
in wasiirkii hore ee qodaalka. cirka loo diro oo laga dhigo wasiirka duulista jamhuuriyada.
in kii duulista ee hore loo bedelo wasiirka propaganda,
wuxu kaloo madaxweynuhu Bedelay badhasaabkii gebiley oo had a loo diray Sool.
iyo qaar kaloo badan http://www.berberanews.com/madaxweynaha ... ummadiisa/