This is what we need now MIDNIMO


Moderator: Moderators
makhaayadaa hy ee lagu qayilo eedo ka kac yaanay wakhtiga kaa lumin, iyo cuqdada habar habartu , magacuna waa Siilaanyo ee maaha Siiraanyo. Wax ninkaas dhaama Somaliland ma arag weligeed laga bilaabo 1960 maalintaynu calanka qaadanay ilaa manta Somaliland wax siilaanyo ka roon oo soo maray ma jirto. Se waxa ku haya xogaagi adeerkaa Warancade iyo Suldaan Xiiray gii 50,000 ku cunay Midgo HY ka lumay baan soo helay oo reerka ku darayaa ilaa Midgii laftoodii diideen in hy lagu daro. Ceebahay sameeyeen kooxdii hy ee daba dhilifka u ahayd Afweyne iyo Riyaale nin kaste oo hy ah oo xalaal ah waa ogyahay, suuqa kala fadhiista niicda iyo cuqdada.Timiro1999 wrote:Daahir Riyaale musuq-maasuqiisii bikh, Siiraanyaa u kala raray.
Siiraanyo wuxuu musuq-maasuqiisii u dhigey record cusub buu dhigey car yaa ku dhaca oo jebin kara.
Siiraanyo M/weyne musuq-maasuq.
Waxa la yidhi qofkuu wuxuu yahay buu dadka kalena moodaa inay yihiin.X.Playa wrote:makhaayadaa hy ee lagu qayilo eedo ka kac yaanay wakhtiga kaa lumin, iyo cuqdada habar habartu , magacuna waa Siilaanyo ee maaha Siiraanyo. Wax ninkaas dhaama Somaliland ma arag weligeed laga bilaabo 1960 maalintaynu calanka qaadanay ilaa manta Somaliland wax siilaanyo ka roon oo soo maray ma jirto. Se waxa ku haya xogaagi adeerkaa Warancade iyo Suldaan Xiiray gii 50,000 ku cunay Midgo HY ka lumay baan soo helay oo reerka ku darayaa ilaa Midgii laftoodii diideen in hy lagu daro. Ceebahay sameeyeen kooxdii hy ee daba dhilifka u ahayd Afweyne iyo Riyaale nin kaste oo hy ah oo xalaal ah waa ogyahay, suuqa kala fadhiista niicda iyo cuqdada.Timiro1999 wrote:Daahir Riyaale musuq-maasuqiisii bikh, Siiraanyaa u kala raray.
Siiraanyo wuxuu musuq-maasuqiisii u dhigey record cusub buu dhigey car yaa ku dhaca oo jebin kara.
Siiraanyo M/weyne musuq-maasuq.