Page 1 of 2

Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Wed Mar 02, 2016 5:06 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Wed Mar 02, 2016 5:11 pm
by JSL3000
Dont worry when mudane silaanyo leave office too he will be praise also, people always like a person who is no longer in power that's when they start to compare and contrast and see good things accomplished out weights the negativity.

The thing I liked about mudane riyaale was security but the con of his administration was lack of development.

While on other hand mudane silaanyo improved the development but the con of his administration the lack of security.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Wed Mar 02, 2016 7:20 pm
by X.Playa
That useless theif will never be missed by majority of SL. Once he got rich syphoning the national budget he fled like a criminal to France to enjoy his loot.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 4:55 am
by JSL3000
:lol:

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 8:01 am
by MujahidAishah
Mujahid Dahiir Riyalle Kahin geesi libaax dhalay

Fuck silaanyo ciise muse waay geesiin I support them niigas.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 9:47 am
by Timiro1999
Daahir Riyaale musuq-maasuqiisii bikh, Siiraanyaa u kala raray.
Siiraanyo wuxuu musuq-maasuqiisii u dhigey record cusub buu dhigey car yaa ku dhaca oo jebin kara.
Siiraanyo M/weyne musuq-maasuq.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 10:19 am
by theyuusuf143
Horta wax ma tare ma jiree wax yar taraa jira Daahir rayaale was committed to expanded Somaliland Administration. He armed Somaliland forces to the teeth. But the country was sinking day after day economically , in his last days The government could not even pay its civil servants and the army salaries, While the president was getting 36,117 per month (his legal salary) .

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 11:32 am
by X.Playa
Timiro1999 wrote:Daahir Riyaale musuq-maasuqiisii bikh, Siiraanyaa u kala raray.
Siiraanyo wuxuu musuq-maasuqiisii u dhigey record cusub buu dhigey car yaa ku dhaca oo jebin kara.
Siiraanyo M/weyne musuq-maasuq.
makhaayadaa hy ee lagu qayilo eedo ka kac yaanay wakhtiga kaa lumin, iyo cuqdada habar habartu , magacuna waa Siilaanyo ee maaha Siiraanyo. Wax ninkaas dhaama Somaliland ma arag weligeed laga bilaabo 1960 maalintaynu calanka qaadanay ilaa manta Somaliland wax siilaanyo ka roon oo soo maray ma jirto. Se waxa ku haya xogaagi adeerkaa Warancade iyo Suldaan Xiiray gii 50,000 ku cunay Midgo HY ka lumay baan soo helay oo reerka ku darayaa ilaa Midgii laftoodii diideen in hy lagu daro. Ceebahay sameeyeen kooxdii hy ee daba dhilifka u ahayd Afweyne iyo Riyaale nin kaste oo hy ah oo xalaal ah waa ogyahay, suuqa kala fadhiista niicda iyo cuqdada.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 9:46 pm
by Thuganomics
Riyaalel :up:

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Thu Mar 03, 2016 10:33 pm
by X.Playa
He should have been brought to justice under corruption and racketeering laws and prosecuted. Along his buddy in crime Cawil Mucjiso aka " miisaaniyadii wey korodhay waanaanu isku filaysiinay" for 10 years.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Fri Mar 04, 2016 1:30 am
by Timiro1999
X.Playa wrote:
Timiro1999 wrote:Daahir Riyaale musuq-maasuqiisii bikh, Siiraanyaa u kala raray.
Siiraanyo wuxuu musuq-maasuqiisii u dhigey record cusub buu dhigey car yaa ku dhaca oo jebin kara.
Siiraanyo M/weyne musuq-maasuq.
makhaayadaa hy ee lagu qayilo eedo ka kac yaanay wakhtiga kaa lumin, iyo cuqdada habar habartu , magacuna waa Siilaanyo ee maaha Siiraanyo. Wax ninkaas dhaama Somaliland ma arag weligeed laga bilaabo 1960 maalintaynu calanka qaadanay ilaa manta Somaliland wax siilaanyo ka roon oo soo maray ma jirto. Se waxa ku haya xogaagi adeerkaa Warancade iyo Suldaan Xiiray gii 50,000 ku cunay Midgo HY ka lumay baan soo helay oo reerka ku darayaa ilaa Midgii laftoodii diideen in hy lagu daro. Ceebahay sameeyeen kooxdii hy ee daba dhilifka u ahayd Afweyne iyo Riyaale nin kaste oo hy ah oo xalaal ah waa ogyahay, suuqa kala fadhiista niicda iyo cuqdada.
Waxa la yidhi qofkuu wuxuu yahay buu dadka kalena moodaa inay yihiin.
Hooyadaa baa maqaaxiyaha aad sheegaysid ku qayisha.
Cuqdad yuururtay ma hooyadaa baa kugu tidhi ninkii kufsaday markad calol gashay muuse cabdale ayuu aha,
Naagtii fadhiyi weyda sida hooyadaa ilmaheda uun baa jaho-wareer ku dhacaa oo garanwaya cid uu yahay.
Anigu kaa caawin karimaayo arintan ku haysatee magalada waalida kala seexo.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Fri Mar 04, 2016 1:37 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ oh damn you took the bait, i thought inaad qof wayn ahayd :snoop:

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Fri Mar 04, 2016 4:02 am
by Togdeer
Riyaale was a theive, he should be banned from Somaliland for good.

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Fri Mar 04, 2016 5:49 am
by MaydhMax
riyaale is a good man - he united the north and all parts of somaliweyn including somaliland needs to be each united in order for a single state of greater somalia to be realised

Re: Mdx, daahir riyaale kaahin appreciation thread.

Posted: Fri Mar 04, 2016 9:13 am
by Adan_1
Egal and riyaale corruption 1993-2010

"Wuxuu maamulkaygu xaqiijiyey in dakhliyadii gaarka loo qaadi jiray ama loo maamuli jiray uu ku soo daro khasnada Qaranka, waxaa ka mida lacagta adag ee ka soo hoyata Xoolaha Nool, Haamaha Shiidaalka, iyo Dekeda" Khubad Sanadeedkii Madaxweyne Siilaanyo ka hor jeediyey Golaha Baarlamaanka