Page 1 of 1

Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 1:10 pm
by Sumubaridi
Borama oo noqotay meel Soomaalidu waxbarasho u doonato. Sababta: Reer Borama qabyaaladu way ku yartahay.

Borama has became a popular destination for students from all Somali region. Reason: the clan disease is minimal in Borama.

Re: Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 2:03 pm
by whitehartlane
or maybe the weaker a person is the more humble they become..

reverse reer awdal with reer isaaq in land population and resources and see how cocky they will get overnight. suddenly you will see them flooding in here commenting on threads about trees in baladweyn

Re: Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 2:30 pm
by theyuusuf143
Wanlaweyntu markay doonayaan inay na kala qaybiyaan ayey sheekooyinkaas isku maaweeliyaan, borama ka qabyaalad yar Hargeisa, iyo habar Yoonis baa ka gobsan habar jeclo. Kkkk. Borama weligeed bay xarun waxbarasho ahayd maaha wax uu inankan yar ee Jamal osman maanta dadka barayo, markii ardayda wanlaweyn ta lagu soo rogay visa ayuu programme kan yar soo duubay.

Re: Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 2:37 pm
by MujahidAishah
Sumubaridi wrote:Borama oo noqotay meel Soomaalidu waxbarasho u doonato. Sababta: Reer Borama qabyaaladu way ku yartahay.

Borama has became a popular destination for students from all Somali region. Reason: the clan disease is minimal in Borama.

Why the amaan months ago it was boorame is dry and dusty and now this.. Borame was always hooyga waxbaarashada because some Reer konfuur started to attend there waad amaanaysa

Magaalada quurxoon ha naga foolxomayn stay your cheap ass in Kenya we don't want you

Image

Re: Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 2:39 pm
by Sumubaridi
MujahidAishah wrote:
Sumubaridi wrote:Borama oo noqotay meel Soomaalidu waxbarasho u doonato. Sababta: Reer Borama qabyaaladu way ku yartahay.

Borama has became a popular destination for students from all Somali region. Reason: the clan disease is minimal in Borama.

Why the amaan months ago it was boorame is dry and dusty and now this.. Borame was always hooyga waxbaarashada because some Reer konfuur started to attend there waad amaanaysa

Magaalada quurxoon ha naga foolxuman stay your cheap ass in Kenya we don't want you

Image
Am just wondering why u care coz Canfar don't live in Borama I think. maybe they do Yaa kasaayo

Re: Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 2:43 pm
by theyuusuf143
take wanlaweyn appreciation with a pinch of salt, always !

Re: Borama is the best Somali City

Posted: Sat Mar 12, 2016 2:46 pm
by MujahidAishah
Ayeeyda baa Canfar :pacspit:

Sujiyahow la habaarey yaa kaasayow