Let's recap quickly
- Ministers accuse SFG of sending al-shabab
- AbdiWeli Gaas - SFG is not behind this criticised his ministers for that speech (receives heavy arm shipments)
- Ministers now backed of from SFG and accusing Galmudug for there boys home coming, after years wrecking havoc in Koonfur

http://allrunta.com/?p=31257Iyadoo wasiirka Amniga Puntland uu ku eedeeyay maamulka Galmudug in ay ku lug lahaayeen Alshabaabka galay Puntland ayaa arintaasi waxaa si adag kaga hadlay Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur “Taardhuleed”.
Taardhuleed ayaa sheegay in Shabaab iyo Galmudug uu dagaal ka dhexeeyo islamarkaana aysan ogeyn Shabaab dhanka Galmudug uga Duulay Puntland islamarkaana Galmudug aysan dan ugu jirin Amni Xumada Puntland
Wasiirka ayaa shegay in puntland ay la wadaageen oo xogta ay ka heleen Shabaabka Hada galay xeebaha Maamulkaasi isagoona sheegay in Maleeshiyadaasi mareen Gudaha Baddweynta oo halkaas ay ka galeen Deegaanada Xeebta Ee Puntland
Galmudug minister has come out criticizing these lunatics just as interior minister has done yesterday.