Marriage is half of the deen provided you're a Muslim.
Waryaa Futurist, ma gabadh baad ku qabanaysaa? Waar ninyahow waxaa la yiri meeshaas Ingiriiska rag la'aan baa ka jirta. Waar annaga halkan Ohio gabadh kaliya nalakama kaxaysan. Meeshaan gabadh kasta wiil Soomaali ah baa ku qabta.
Allaylehe inaanu rag nahay. Laakiin Ingiriiska malaha daawaa la idinkuu daraa cuntada oo gabdhihii iyo wiilashii baa kala badan

Waa yaabay meeshaan Twitterka maxaa midyar oo Ingiriiska joogta kasoo gasha. Waxay halhays u leeyihiin: "
Slide out of my mentions"
