Laascaanood 600 oo Qoys.
Taleex 500 oo Qoys .
Xudun 200 oo Qoys .
Yagoori 250 oo Qoys.
Boocame 250 oo Qoys.
Kalabaydh 250 oo Qoys .
Waxa ka mid ah Bariis, Daqiiq, Saliid, Timir, Caano, Dawooyin (Multivitamins, Supplements) etc

Dhaman deegaanadaa waxaa wada gaadhay deeqdaasi .







