The SL gov is returning the money after Mogadishu requested back since Allah gave SL rains.
https://scontent-lax3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57BBD6B3
Deg Deg:- Madaxtooyada Oo Iminka Looga Yeedhay Weftigii Ka Socday Somaliya Waxaana La Damacsan Yahay In Somaliland Ay Somaliya U Celiso Lacagtii Gurmadka Abaaraha Ee Ay Dalbadeen
Wararka aanu ka helayno Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne siilaanyo dalbaday in loo yeedho weftigii ka socday dowlada somaliya waxaana laga yaabaa in xukuumada somaliland dib ugu celiso lacagtii halka milyan ahayd ee ay somaliya ku caawiyeen dadka abaaruhu ku dhufteen
xalay uunbay ahayd markii dowlada somaliya cod satay in dib loogu celiyo lacatii halka milyan ahayd maadaama uu dhulka somaliland ka da'ay raxmaadkii alle
Weli looma yeedhin Warbaahinta balse sida la sheegay arinku waa qarsoodi waxaana loo qoondeeyey in wefti somaliland ka socdaa ay Muqdisho gaadhaan dibna u celiyaan lacagta Halka milyan ah


