OneSomaliaHussein wrote:
salad is a funny man
on a separate note sahal what is the latest news regarding jibril from the CRD group looking at possibly running for president against HSM who's from the same jufo
he's another garguurte, a liar and HAGist to the core...cooperates with dj from behind the doors so he's part of their failure like kamal gutale
Hada ka hor buu nagu been abuurtey mar uu film laqanyo ku jiro gaalada nairobi uga daarey asagoo leh waa tan hiiraan way ku jirtaa!
Shirkaan waxay ku heleen lacag waxba nagama soo gaarin hadana waanagu been abuurteen!
Laqanyo ayaa ku qatalmay shir ay xamar ku sheegeen "wadatashi" gobolada dhiman si ay xaqooda u helaan, meeshii la rabay inuu gobol walbe magiciisa kaga qayb galo buu markuu meesha tagey ku arkey wax kale sida "gobolada dhexe" marka wuu diiday inuu fariisto manasada oo shirka ayuu iska dhex fariistey hadhoowna wuxuu ku yiri warniyahow waadna soo qaladey
Kaaga darane wabigii labaad ee nairobi buu magaceena ku qaraabtay!
Saxiibow dadkaan maa wax lagu darsan karaa qaban basic cooperationka aqoonin dhac maahane?
http://dayniilecom.com/June2013/17June17.htm
http://hiiraanweb.com/2013/10/25/cabdi- ... u-shiraya/
http://www.raasmedia.net/hayada-crd-iyo ... oomaaliya/