Hargeysa(Wajaalenews)June.15,2016-Warar hada naga soo gaadhay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool soona gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Ramaasnews ayaa sheegay in maanta dagaal ku dhex maray deegaanka yayle oo kamida gobolka sool laba beelood oo walaalo ah oo sida naloo sheegay wada daga deegaankaas.
Waxaana dagaalkan sida naloo sheegay uu gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh waxaana ku naf waayay inta la ogyahay laba qof halka qof kalena uu dhaawac yahay.
Maamulka gobolka saraar iyo ka sool iyo ciidamo tiro badan ayaa la sheegay inay deegaankasi gaadheen waa sida naloogu soo waaramaye iyaga oo u tagay inay kala dhex galaan labadaa belood ee dirirtu ka dhex qaraxday.
Ilaa hada ma jirto warar rasmi ah oo kasoo baxay dagaalkan dhex maray labada belood eek u dhex maray deegaanka Yayle ee gobolka sool.
Maamulka gobolka sool iyo gobolka saaraar iyo ciidamado halkaas gaadhaya ayaa lagu soo waramayaa inay ku dadaalayaa sidii ay u damin lahaayeen colaada halkaas ka dhex aloosantay.
Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
Moderator: Moderators
- TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3555
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
Cumar Jibriil bullying Jamaac Siyaad. lol.
- kanadiid90
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2099
- Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm
Re: Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
HJ vs Dhulo??CaynabaX wrote:Cumar Jibriil bullying Jamaac Siyaad. lol.
Re: Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
What a confusing news, why call clan militia ciidamo? And how clan militia interfere between tow other clans are they the government?
- UgaasCuthman
- Posts: 233
- Joined: Mon Nov 23, 2015 6:25 pm
Re: Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
where is Sharmarke91 the Isaaq dhulo shegato
- UgaasCuthman
- Posts: 233
- Joined: Mon Nov 23, 2015 6:25 pm
Re: Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawacba Gaystay Oo Ka Dhacay Deegaanka Yeyle ee Gobolka Sool
Sharmarke91 wrote:I am Dhulo sheegato that supports Edoorland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 771 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 8 Replies
- 922 Views
-
Last post by malakumod
-
- 9 Replies
- 1335 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 11 Replies
- 1241 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 32 Replies
- 2510 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 370 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 30 Replies
- 2161 Views
-
Last post by cyanide