baledweyne is back!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

baledweyne is back!

Post by sahal80 »

Siyaaada gobolka meeshii ugu danbaysay:

Garguurte oo is badalay kadib markii shirkiisii fashilmay ayadoo lagu waday in maamulka lagu sameeyo xalane ee UNSOM hadana macalinkiisa faarax uu damcay inuu IGAD ku wareejiyo ayaa garguurte ku yiri areey xaanka dheefay axmed madoobe amaad geedi iyo cabdifataax iisoo waxaa kk kk

Hada wuxuu leeyahay shirka baladweyne u rarata ee iga daaya khawaajaadka kkkk

Sida hiiraan faraha garguurte uga baxday waxaad ka dareemaysaa hawadle oo maamulka ka saarey tini baadicade ayagoo soo celiyay xulufadoodii jijeele ooy dawlada wasaarada gudaha darteed isugu dhaceen

Axmed inji-jijeele-ku xigeenkii hore ee dooxada shabeele oo loo magacaabey kuxigeenka gudoomiyaha hiiraan booskaan uu lahaa mid baadicade ah iyo cabdi casiis Europe gudoomiyaha buuloburde oo laga qaadey asna waa baadicade ayuu ku shaqaysato wasaarada gudaha ciidankiisana ay hawadle yihiin!!

Waxala wixii niiq laga maqlo waalaga burini maamulka...

Isbadalkaan was horu dhac maamulka madaxabanaan we la dhiso doono ooy jijeele ku jiraan





Dadkii badanaaba waa soo noqdeen waxaa lagu mashquulsanyahay bilicda caasimada hiiraan state.

Dhul cusub oo cadaan ah waxaan maqlay in hareeraha iyo gudaha magaalada ay green noqdeen jidadkana cadaan
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3795473592

Biyaha markey istaageen kadib

Baledweyne tsunami
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6048615790


https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1353948070

Hogaamiyaha hiiraan state
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5425549944

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 9933828532
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: baledweyne is back!

Post by AwRastaale »

Beledweyne intu aday oo uu ka soo labtay?

Ma si lugeyay mise baski Hassan Gurgurte ayu si racay oo la si gurguurtay?
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: baledweyne is back!

Post by sahal80 »

kkk kkk Hawdian, thanks for that sxb

Thanks to our djiboutian brothers who helped us alot in this disaster when the "somali govt" ignored the people despite getting in our name millions of budgetary support and Turkish aid!

Also ignored garguurte to have a word in hiiraan

Xaflad sagoontin ciidamo hiilwalaal (rotation)

Meel aan baahi lagu arag

Nabad lagu bariisado

Bartamaha dhulkeeniyo

Beledweyne weeyee

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =521728420
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: baledweyne is back!

Post by AwRastaale »

Sahal,

I understand your situation. Mogadishu admin and the Turks are no sifferent than Siad Barre who focused only in parts of Xamar.

Xata Barre aya ka roona oo xafaadaha uu kala bixii jiray.

Marka Somalia kama jiro national gov just municipal gov with national stamp.

I'm glad all Somalis seen the light.

Tell me about Beledweyne. Does it have an airport?

You do know that we are your biggest market for veggies and fruits?

We need to reduce the travel time and co-invest.

You can supply SL and even Djib via SL.

Then you won't need Xamar. You can supply the future Berbera mega project that will create middle income in SL.

Now is the time.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: baledweyne is back!

Post by Khalid Ali »

hawdian i dont know ur strategy of forcing xawaadle under abgaal

its better to make hiiraan separate zone , in order to weaken Mogadishu , Hawaadle and their distinct identity need to be separated from the rest of the hawiyes in the south i support a separate zone for Hiiraan
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: baledweyne is back!

Post by AwRastaale »

Khalid,

I don't. We need solo entities in the south. We need to trade with Beledweyne n Baidao and not only fresh produce but send their cattle to our ports.

Our livestock traders need to buy it directly in Beledweyne and leave the journey/shipping to us.

If Berbera becomes fully container, we need to supply the likes of Maydh with fuel ( livestock).

Mogadishu, Bosaasso, Kismayo, Mombasa and Lamu will all compete so their takes will counter each others especially in Somalia they can't compete with the Kenyan ports.

Hiiraan and Maay are important cattle markets. They are both landlocked.

My reply back in Dec.
AwRastaale wrote:Good news because Landers, Ethiopians and Kenyans all need to understand the importance of keeping Hiiraan solo entity.

Hiiraan n Maay nation have to be kept on their own. The Ethiopian army should be kept there rather than patroling the border.

After all Ethiopia does not have official border with Somalia (Italia Somaliland) but Provistional Administrative Line.
One of its sectors has never been definitively demarcated, thanks to disputed interpretations of 1897 and 1908 treaties signed by Britain, Italy, and Ethiopia. This sector was delimited by a provisional "Administrative Line" that was defined by a 1950 Anglo-Ethiopian agreement, when the United Nations (UN) established Somalia as a trust territory. After it became independent in 1960, Somalia refused to recognize any of the border treaties signed between Ethiopia and the former colonial powers. The Somali government also demanded a revision of the boundary that would ensure self-determination for Somali living in the Ogaden. Consequently, the frontier became the scene of recurrent violence and open warfare between Ethiopia and Somalia.

Data as of 1991
As far as I am concern, the Ethiopian government needs to keep Hiiraan and Maay Nation separate in order to later negotiate with this entities as separate autonomous states over the demarcation of the border.

Yours advisor,

The Haudian
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: baledweyne is back!

Post by sahal80 »

AwRastaale wrote:Sahal,

I understand your situation. Mogadishu admin and the Turks are no sifferent than Siad Barre who focused only in parts of Xamar.

Xata Barre aya ka roona oo xafaadaha uu kala bixii jiray.

Marka Somalia kama jiro national gov just municipal gov with national stamp.

I'm glad all Somalis seen the light.

Tell me about Beledweyne. Does it have an airport?

You do know that we are your biggest market for veggies and fruits?

We need to reduce the travel time and co-invest.

You can supply SL and even Djib via SL.

Then you won't need Xamar. You can supply the future Berbera mega project that will create middle income in SL.

Now is the time.
siyad barre was building xamar from a national/strategic perspective not a clan perspective like today but his loyalists/qabiil was enjoying in there. The only "HAG" of mogadishu mayor was cusman jeele-hawadle-

Both Barbara and boosaaso ports were built at the same time in mid 80s with american funds and he concentrated more on the Barbara port from strategic point as its closer to arabia

He has done nothing/lesser in his clan regions unlike of sharmake who built kismayo road to facilitate for his people's migration....there's a reason why barre was in power for 22 years

I'm not separatis laakin xamar waa ku dhib qabnaa la anoo xaqeena "dawlada dhexe" ayaa naloo marsiiyaa kumina kama helno

Marka raysulwasaare xoogan sida gaas xamar ka jiro xaqeena waa helnaa so thats why we r giving HAG the middle finger waana isku tashan rabnaa

These people in xamar don't wish any progress for the other somali regions

This was when goodax was international cooperation and planning minister under gaas, he was strong minister so the USAID was funding hiiraan, himanheeb and baydhabo
directly
http://kismaayonews.com/2012/06/15/shir ... ka-furmey/

As you can see before garguurte we had three free districts bc we had funds laakiin xamar kumina kuma siinayo waxay rabtaana inaad ku hoos jirtid!

Alhamdulilah ugaaskeena waa economist who worked for many NGOs so the khawaajaat know him well, he said to garguurte Markaan macalinka a ahaa vinti une school cid hawadle ah ayaad adoo agoon dharlaan ah saarneyd

Safiirka UNka oo hawadle ah oo uu badalay xataa waraaqo ayuu gaarsiiyay UNSOM xafiiska baladweyne inay out ku leedahay arinta hiiraan marka waxaan maqlay in ygrad la diidan yahay koleey waa soo bixi doontaa xaqiiqada
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: baledweyne is back!

Post by sahal80 »

Khalid Ali wrote:hawdian i dont know ur strategy of forcing xawaadle under abgaal

its better to make hiiraan separate zone , in order to weaken Mogadishu , Hawaadle and their distinct identity need to be separated from the rest of the hawiyes in the south i support a separate zone for Hiiraan
kkkk al ustad Khalid we r the most patriots in koonfur and the only people who support the somali state

Dadka xamar ma la socotaa inay dawlad buufis ka qabaan? Sidaad adinka somalia uga baxdeen jugtii idin gaartey darteed bay ayagana dawladnimo uga baxeen cabsi ay ka qabaan inay reer "indho quraanjo" ugu soo dhuuntaan!

Kuwo kale federalism aan xamar waxba ka ahayn bay wataan!

Fikirka dawladnimo hiiraan buu ku harey

Laakiin qolyahan xamar ma yaqaanaan cooperationkiina adiga ayay ku cuni halka adinku xataa professor samatar aad soo shaqaynaysaan iska daa dhexdiisa! Shirarka USC ee kaydmedia ku jira waxaa lagu qabtey hotelo hawadle side guuleed iyo hotel lafwayn...falsafadii hawadle ee cali gar leh caydiidna jid leh waxay u fasireen qalad!
http://www.sirdoon.com/index.php?itemid=224

Marka hada anaga waxaan nahay the last to seek our own state

Gobol hiiraan ku dhegan baa lagu dhacay baabuur hawadle ah marka kuwo qabiila baabuurtoodaa baladweyne lagu dhacay policekii baana u celiyay kuwii hawadlena waa maqanyihiin! Dawladnimo
http://www.hiiraan.com/news/2016/Jun/wa ... -96435.htm

Siminaaro dawladnimo iyo in hubka maleeshiyasdka laga qaado hotel lafweyn
https://youtu.be/jV_fVqwlPfo
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: baledweyne is back!

Post by Khalid Ali »

sahal u got jokes hahahaah waad iga qoslisay saaxib iyagina dawladnimadi bay ka baxeen kuwa xamar so they dont want any sort of dawlad mise qas uun. i do believe hiiraan needs to be seperated from xamar. did godax change his strategy back in 2015 he was leading xawaadle mps and playing hard ball with culusow not to intervene with hiiraan domestic issues. what did change what cards does hiiraan have against mogadishu.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: baledweyne is back!

Post by sahal80 »

Khalid Ali wrote:sahal u got jokes hahahaah waad iga qoslisay saaxib iyagina dawladnimadi bay ka baxeen kuwa xamar so they dont want any sort of dawlad mise qas uun. i do believe hiiraan needs to be seperated from xamar. did godax change his strategy back in 2015 he was leading xawaadle mps and playing hard ball with culusow not to intervene with hiiraan domestic issues. what did change what cards does hiiraan have against mogadishu.
kkkk

Wallahi bilahi waa run(xan hoose)

Siyaad barre wuxuu ku fakarayay qaab strategy ah haduu rabo hospital ka guy wayn gobolada dhexe wuu ka dhisi karay gedo aka caabudwaaq kahin he was thinking naitionwide/masses
Beledweyne hospital
Image

Image
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: baledweyne is back!

Post by sahal80 »

Arinta goodax sxb baarlamaankii waa la inqilaabay siyaasad xumada garguurte wuxuu dib u dhigtey malafaad muhiim ah sida banadir oo uu rabay inuu mudo korarsi ku helo

Khawaajaadkii waxay y iraahdeen wixii maamul goboleedka ku heshiiyeen lama badalo karo waa inaad xeer soo saartid baarlamaanka looga kaaftoomayo!

Waxaa hada siyaaasada haysta abdiwali gaas iyo madoobe oo soo xili doona xildhibaanada dblock marka qorshahooda waa diyaarsanyahay inay meesha garguurte ka qabsadeen arinta ay banaadir ku diideena waxaa lagu kicinayaa his Hblock

Hada markuu banaanka ku soo dhacay miskiin buu noqdey, wuxuu jagooyin ku taxay cayr iyo murursade sida safiiro, amniga iyo migrations....hawadle wuxuu u daayey hiiraan maamulkiina way became an hadana wuxuu leeyahay shirka baladweyne u rarta!

Wasiirka arimaha dibada UK oo security councilka ay dawladiisu uga tahay somalia the pen holder baa dhagaha ka raacay halmaalin kuma darsan karo

Marka gaas ayaa wax ka samaynaya dawlada soo socota waliba inuu pm noqdo bay faroole iskala hadleen waliba inuu is a soo sharoxo baa laga yaabaa laakiin cumar bay haystaan asaga iyo madoobe

PLANB gaas as pm and sharif as president...faroole takes back puntland...Waxaa dhexdhexaadka ah jabuuti

Groupka garguurte $200 oo million bay meal thirteen sicirka halkii cod waxay u qaadeen $250,000 agendahoodana waa inay fagta hore ku guuleystaan (first round) hadii kale waa loo heshiin

Excuse my phone autocorrect misspelling
http://www.hiiraan.com/news4/2016/Jun/1 ... tions.aspx
MaydhMax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 322
Joined: Thu May 09, 2013 7:49 am

Re: baledweyne is back!

Post by MaydhMax »

sahal what are the chances that the provisional constitution will be amended to say that each of the old regions before 1991 will have to be on their own and not be allowed to join another region for silly merger. we need to get rid of clan federalism and tribal enclaves like PL
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: baledweyne is back!

Post by sahal80 »

OneSomaliaHussein wrote:sahal what are the chances that the provisional constitution will be amended to say that each of the old regions before 1991 will have to be on their own and not be allowed to join another region for silly merger. we need to get rid of clan federalism and tribal enclaves like PL
you can be a governorate per constitution, federalism is for those who want to be federal regions but those who don't want to join this train like hiiraan can have their own governorates

Our abostacle is villa unukaleh giving banadir the right to have an elected banadir assembly and elected governor/mayor in order to avoid a "shisheeye" president like yeey having the power of appointing banadir mayor wich could be from any region per constituion, yet its against hiiraan to elect its governor so it can stay under the control of xamar! They want only to modify the banadir part!

But hiiraan is very strategic so it can't be run by unukaleh and all the IC see jowhar as some xaafad of mogadishu, this the state should be run from hiiraan to give it real federalism spirit....known this they come up with alot of khiyaano like buloburde being the capital and put there some unukaleh admin!

Now they r trying to bring ethiopia to the coastal middle shabelle and mogadishu bc there is an IGAD policy called cage in the hawiye and since hiiraan has borders with ethiopia it can be one of its blocks/buffer zones against mogadishu(hawiye)
http://www.somaliareport.com/index.php/ ... uffer_Zone

Uganda has rejected unukalehs ethiopian agenda and for this reason djibouti was picked as the head of amisom over ethiopia as a neutral country

Reer hiiraan r patriots but if unukaleh want to swallow them in the name of dabadhilifnimo why they r watching

I'm against Ethiopia but I'm silent about the recent contacts between my clan and ethiopia who sent to the ugaas a delegation from the federal govt during the flood times...who knows what they talked about!

I'm silent bc unukaleh have an ethiopian embassy in the state house!

Using the ethiopian farah abdulqadir against my clan!
MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

Re: baledweyne is back!

Post by MRnutritionist »

Its understandable IGAD aka Ethiopia have policy to cage the lion "Hawiye" because It Afears and It uses all their dabalilif by any means Across Somali Peninsula Against The Lion, But What I Don't Get Is You Saying One Of The Hawiye Member It Self Unukaaleh As You Call is Also Part Of The Ethiopian Dabadhilif That Is Caging Hawiye
User avatar
Halmogg
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1197
Joined: Sat Jan 16, 2016 11:01 pm

Re: baledweyne is back!

Post by Halmogg »

OneSomaliaHussein wrote:sahal what are the chances that the provisional constitution will be amended to say that each of the old regions before 1991 will have to be on their own and not be allowed to join another region for silly merger. we need to get rid of clan federalism and tribal enclaves like PL
:umad:

That ship has sailed sxb, we are in the era of federalism
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”