https://youtu.be/A6b-NUgH9Vc
Ninkii Xalay dilay Taliyihii Ciidanka NISA ee Sh/dhexe, oo Maanta lagu soo bandhigay QABRIGA dushiisa
Alshbaab honey moon in South has ended no more love Tolka or Not



Tallaabadan sida deg dega ah maxkamada ay ugu xukuntay dil toogasho ah gacan ku dhiiglaha fuliyay dilka Taliyihii Nabad Suggida Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxaa soo dhaweeyay ehelada Marxuumka la dilay.