BREAKING NEWS: Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Weerarka Cadaado ka Dhacay Goor Dhow

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

BREAKING NEWS: Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Weerarka Cadaado ka Dhacay Goor Dhow

Post by BosasoShaam »

Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Weerarka Cadaado ka Dhacay Goor Dhow..

Jul 6, 2016 - jawaab

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku Sugan Ayaa ka Hadlay weerar lagu Xaruunta KMG Galmudug.Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sheegay in Halka qaraxa uu ka Dhacay uusan Ahayn Madaxtooyada Galmudug lakin uu ka dhacay Saldhiga Degmada.

Carabey ayaa intaasi ku Daray in leeska Difaacay kuwa Weerarka soo qaaday.Ilaa Hada si Dhab looma Cadeen karo Weerarka Halkaasi ka dhacay iyo qasaaraha uu Geestay Waxana Adag in Goobta Saldhiga la tago Madama Rasaas laga MaqlayoFaafaahin

LasocoMudug24
User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

Re: BREAKING NEWS: Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Weerarka Cadaado ka Dhacay Goor Dhow

Post by BosasoShaam »

Inna Lilaah Wa Inna Ilaayhi Raajicuun




Image


Image


Image


My thoughts and prayers with the people of cadaado.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: BREAKING NEWS: Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Weerarka Cadaado ka Dhacay Goor Dhow

Post by theyuusuf143 »

Cadaado is not a big town, ma dadka deegaankaa alshabab ta la shaqaynaya mise waa tamar darro ka jirta ciidamada amniga ee degmadaas ku sugan. Waxay ila tahay in dad deegaanka u dhashay hawshan fuliyeen maadaama ay degmadu aad u yartahay oo aan dad meelo kale ka yimi ku dhex dhuuman karin.
MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

Re: BREAKING NEWS: Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Weerarka Cadaado ka Dhacay Goor Dhow

Post by MRnutritionist »

theyuusuf143 wrote:Cadaado is not a big town, ma dadka deegaankaa alshabab ta la shaqaynaya mise waa tamar darro ka jirta ciidamada amniga ee degmadaas ku sugan. Waxay ila tahay in dad deegaanka u dhashay hawshan fuliyeen maadaama ay degmadu aad u yartahay oo aan dad meelo kale ka yimi ku dhex dhuuman karin.
adeer alshabaab kuma dhiirato in ay weerarto Cadaado,

Dagaal ma ahan ee tani waa mid daba taagan xurguf u dhaxeysay labo ganacsato oo reer Cadaado ah kaasoo ka bilowday airport ka cadaado dhowr bilood kahor.

http://www.shabellenews.com/2016/07/dag ... a-cadaado/
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”