Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by AbdiWahab252 »

:-O

MAAMULKA TOGDHEER: Ciidanka Liyu Boolis 18-km ayay Somaliland Gudaha u soo galeen
246 0 Google +0 0

Axad, July 10, 2016 (HOL) — Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Togdheer, Maxamed Diiriye Xaad, ayaa sheegay in Ciidamadda liyuu booliska Kililka shanaad gudaha xadka Somaliland usoo Talkaabeen 18-km.
Badhasaab ku xigeenka ayaa sheegay in ciidamadda Somaliland ee qalabka sida is baacsadeen ciidanka Liyuu booliska dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya, isla markaana ay xadgudub ku sameeyeen galitaanka xuduudda Somaliland.
Sidaasna waxa uu ka sheegay mar uu warbaahinta ugu waramayey magaaladda Burco ee gobolka Togdheer, ka dib markii uu safar ka soo laabteen dhinaca deegaanadda xuduudda ku teedsan gobolka Togdheer ee ay la leeyihiin dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya.
"Waxaanu soo marnay aniga iyo wefti aan hogaaminayey deegaanadda ku teedsan xuduudda aynu la leenahay Itoobiya, waxaanu waraysanay maamulka degmadda Duruqsi, waxaanay noo sheegeen in afar gaadhi ciidamadda liyuu booliska Kililka shanaad gudaha u galeen magaaladda Duruqsi, waxaanay ciidankaasi u sheegeen inay u socdaan arrimo nabadgalyo daro, dadweynihii deegaankaasi way ka cadhoodeen ciidamadaasi sharci darada ku soo galay xadka Somaliland,"ayuu yidhi Badhasaab ku xigeenka gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xaad.
Waxaanu intaas ku daray. "Waxaanu ka dibna tagnay degmadda Xaaji Saalax, waxaana halkaasi ugu tagnay ciidankii Liyuu booliska oo biyo ka dhaansanaya barkadihii magaalada ku yaallay oo aan cidnaba wax iskaga tirinaynin, markiiba ciidaankeenu way ku dageen way eryadeen waxaana ay damceen in ay qoryaha ka dhigaan, laakiin Way ka baxeen xadka oo dhinacooddii bay u gudbeen oo magaalada meel ka baxsan bay u gudbeen"
Badhasaabku wuxuu sheegay in 18 km ku soo xadgudbeen gudaha Somaliland, waxaanu yidhi " waxa aanu mitirinay masaafada ay xadka uga soo gudbeen oo 18 KM gaadhayso ayey xadkeena soo galeen, nimankaasi ciidanka Liyuu boolisku waxay fulinayaan siyaasad ka baxsan ta dawladda Fadaraalka iyo dawladda Somaliland"
Sidoo kale,Badhasaab ku xigeenku waxa uu sheegay in intii ay kormeerka ku jireen ee Xadka ku wareegayeen uu gaadhi ciidan ah oo ka tirsan ciidamada Somaliland uu gaadhi la qalibmay, islamarkaana dhaawacyo ka soo gaadheen ciidamadii.
Dhinaca kale, dadweynaha xuduudaha ku teedsan ayaa iyaguna is hubeeyey, kuwaas oo ka cadhaysan ciiidamada ka soo talaabay xuduudda,isla markaana uga cawday maamulka gobolka Togdheer.
Si kastaba ha ahaatee, sida wararka aanu ka helayno Ciidanka Liyuu Boolisku ayaa la sheegayaa in ay raadinayeen ciidamo ka soo baxsaday Liyuu booliska oo soo gallay gudaha Somaliland, inkastoo wararkaasi aan la hubin.
Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/July/w ... 9ItM6.dpuf
User avatar
gambit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 27, 2014 4:46 pm

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by gambit »

They should have been slaughtered if they are Abdi ileys militia. But they might have Ethiopian federal troops with them. That don't know the border. Daarood are trying everything to create conflict between Somaliland and Ethiopia in order to stop the berbera Addis project.

the gaashaamo assault happened soon after the project started. But i believe Somaliland knows what there intentions are. And don't want to react. We should punish puntland though. Caghdeer are not that clever to devise this plan.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by TheblueNwhite »

What else are they going to do but keep their trap shut.
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by skywalker25 »

TheblueNwhite wrote:What else are they going to do but keep their trap shut.
For a people who have every tin pot African country's military roaming their lands. I'm surprised that you have the time to have any opinion on the subject. Mise the Hutu's flaw is they see everything else far away, but are blind to anything concerning them..
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by TheblueNwhite »

skywalker25 wrote:

For an AIDS ridden trash, you sure have the gull to talk. Go kill yourself!

TheblueNwhite wrote:

Typical Hutu, his a banana. Now be a good boy and run along. Your AMISOM master awaits you.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by TheblueNwhite »

Same tired old lines by the same AIDs ridden baqti. Your words mean nothing. You got AIDs, and you are insulting a Somali clan. Lol....
Last edited by TheblueNwhite on Sun Jul 10, 2016 10:05 pm, edited 1 time in total.
MayDay777
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1939
Joined: Fri May 06, 2016 1:24 pm

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by MayDay777 »

gambit wrote:They should have been slaughtered if they are Abdi ileys militia. But they might have Ethiopian federal troops with them. That don't know the border. Daarood are trying everything to create conflict between Somaliland and Ethiopia in order to stop the berbera Addis project.

the gaashaamo assault happened soon after the project started. But i believe Somaliland knows what there intentions are. And don't want to react. We should punish puntland though. Caghdeer are not that clever to devise this plan.
:notsure: :gladbron:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by theyuusuf143 »

We may suffer or seem weak in the short term, but in the long term this is a good wake up call not just for us but for all other communities dealing with the same problem. This is the point of which we have to first change our policy towards our southern border with Ethiopia. The fact that we have no army bases along the border except gorayocawl near borama is the biggest reason the liyuu are are very active in the border . We never thought that Enemies will one day start to attack us from the Ethiopian side. First we got to recruit several hundred new military units locally recruited from the borderline towns. Local youth can be more permanently standby and more experienced fighting in their environment. The liyuu are under armed, There is no need of heavy military equipment to confront them , just Several big and small transportation trucks like their type , enough ammunition, and mines to cut of their supply routes. Somaliland can secure it's border at the same time keep doing its infrastructure development without any disturbances.

Hawd baa soo hadhay saw maaha, Beesha isaaq waa inay shirar lagaga tashanayo sidii cudud u dhaqdhaqdhaqaaqda hawdka abaabul keeda hada galaan. Cududaasi ama mid loo wanqaloo la shaaciyo sida ONLF ha ahaato ama mid aynu hab aan toos ahayn u adeegsanayno markii loo baahdo, laasiim waxa daruuriya in la dhigo mechanism kii lagaga jawaabi lahaa faldenbiyeed yada danbe illeen kollayba nimankani intaa ku istaagi maayaan oo intii horay ku nabad galeene.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by Strategic »

where is the video?
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by balwarama »

wtf is Badhasaab anyway? I know it is Gudoomiye and all that but clearly it is not Somali!
sav12600
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 683
Joined: Tue Aug 17, 2010 5:14 pm

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by sav12600 »

Looks like sl's getting a taste of thier own medicine :)
WonTon
Posts: 15
Joined: Thu Jan 21, 2016 6:46 pm

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by WonTon »

User avatar
sidiirageedi
Posts: 41
Joined: Thu Dec 31, 2015 1:38 pm

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by sidiirageedi »

TheblueNwhite wrote:Same tired old lines by the same AIDs ridden baqti. Your words mean nothing. You got AIDs, and you are insulting a Somali clan. Lol....

TheblueNwhite, relax brah, your swim instructor is waiting.

Image
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Liyuu police invade Togdheer: Hargeisa Silent

Post by TheblueNwhite »

You are the typical fruitcake idoor. You collect naked men's pics and you have the audacity to post it on here. Faggot does what he does best. True dat!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”