Somaliland Attacking Eastern Sanaag

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

xirsi95
Posts: 186
Joined: Tue Apr 07, 2015 2:11 pm

Somaliland Attacking Eastern Sanaag

Post by xirsi95 »

Madaxweyne Gaas oo shir deg deg ah iskugu yeeray Talisyada ciidamada Difaaca & Wasiiro iyo Ciidamo Gurmad ah Oo Galkacyo Ka Baxaya

Warar deg deg ah oo hadda naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu socdo shir gaar ah oo dhexmaraya Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdweli Maxamed Ali Gaas iyo golaha Xukuumada, oo ay qeyb ka yihiin Taliska ciidamada kala duwan ee Puntland.
Wararka ayaa sheegaya in kulankan gaarka ah diirada lagu saarayo arrimaha amniga iyo dagaalka hadda ka bilowday gobalada Sanaag & Haylaan oo ay Somaliland weerar kusoo qaaday.

Dawladda Puntland ayaa lafilayaa in ay goor dhaw la hadasho saxaafada oo ay war ka soo saarto xaaladda dagaalka ka socda gobalada Haylaan iyo Sanaag, waxaana halkaas jooga Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee dawladda Puntland.
Wasiirka Amniga ee Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo horey uga hadlay dhacdadan iyo Ifafaalaha dagaalkan intii uusan bilaaban ayaa kusugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.
Sidoo Kale Waxaa heegan la Gashay Ciidanmo Furabadan kuwaaso u baxaya Jiida Hore Ee Dagaalku ka socdo Gobalada sanaag iyo Haylaan.

Image

Image
MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

Re: Somaliland Attacking Eastern Sanaag

Post by MRnutritionist »

Ma waxaad hada naleedahay labadii fuley ayaa dagaalamaya?

labaduba waxa ay caan ku yihiin caay iyo cagajugleyn beena, markii ay runta timaadana cagta ayey wax ka dayaan
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”