Page 1 of 1

suicide bomber caught alive - kudos to the security they have manage to kill off all terrorist

Posted: Fri Aug 26, 2016 9:06 am
by THE_TRUTH1
suicide bomber caught alive - kudos to the security they have manage to kill off all terrorist

https://youtu.be/4W2DzYmq5Z4

Liido beach and surrounding are Patrolled 24 hrs by the security force -

desperate alshabaab plan was to mascar huge crowd of people who were at popular Liido beach

the Attack was mostly prevented by the security force :som: :up:

Re: suicide bomber caught alive - kudos to the security they have manage to kill off all terrorist

Posted: Fri Aug 26, 2016 9:14 am
by FarhanYare
qabriga alaha ku cadaabo. Amiin

Re: suicide bomber caught alive - kudos to the security they have manage to kill off all terrorist

Posted: Fri Aug 26, 2016 9:50 am
by THE_TRUTH1
August 24, 2016 – Waxaa soo baxaya warar sheegaya in qaar ka tirsan ragii weerarka ismiidaaminta ahaa ka gaystay magaalada muqdisho ay ahaayeen Keenyaati.
Image

Wasiirka amniga ee maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) ayaa sheegay in raggii weeraray Hotelka Naasa Hablood (1) 26-kii Bishii June ee sanadkan ay ku jireen dad u dhashay dalka Kenya.

Hadalkaan ayaa Wasiirka Amniga Jubbaland waxa uu ka sheegay magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, xilli uu kulan amniga ku saabsan la qaadanayay Saraakiisha ammaanka ee Magaalada Mandhera.

C/rashiid Janan ayaa wuxuu sheegay xubnaha Kenyan-ka ah ee weerarkaasi qaybta ku lahaa inay ka tageen Magaalada Mandhera, ayna sii mareen deegaanada Shabaabka ay joogaan.

Keenyaati-1

Xubnaha qaar ee weerarkaasi fuliyay ayaa magacyadooda lagu sheegay Issack Dyati, Yuusuf Cabdi iyo Issack Gola, iyagoo ahaayeen raggii fuliyay weerarkii Hotelka Naasa hablood islamarkaana ahaayeen muwaaddiniin Kenyaan ah.

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa Saraakiisha Kenya u sheegay weerarada ka dhaca Soomaaliya iyo gudaha Kenya inaysan fulin kaliya dagaalyahano Soomaali ah oo Shabaab ka tirsan, balse qaar ay fuliyaan muwaadiniin dalka Kenya u dhashay.

Re: suicide bomber caught alive - kudos to the security they have manage to kill off all terrorist

Posted: Fri Aug 26, 2016 10:30 am
by xiimaaya
Only in xamar if 10 ppl die it's considered success.

Re: suicide bomber caught alive - kudos to the security they have manage to kill off all terrorist

Posted: Fri Aug 26, 2016 10:46 am
by barbarossa
xiimaaya wrote:Only in xamar if 10 ppl die it's considered success.
It could have been worse. AUN the dead, and speedy recovery for the wounded.