Career for Old Childless Couples

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Career for Old Childless Couples

Post by Sumubaridi »

For those couples who will not be pleased with Kids, they will need a career to sustain themselves till old age. Lets say till 80 or 90 years. Which career do you think someone can still do at that old age? I know politics but that is haram. I am talking about career that is halaal?

1) College Professor/School Teacher
2) Becoming a sheikh- Is there money to being a sheikh?
2) Business
3) Medicine
4) Owning Rental Properties

or which one? A career that is not physically demanding that an old person can do.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Hyperactive »

i say; being imam, judge, a doctor, bussness man.

pile that $$$ walle dadkad hada masrouf seneyso, ko oranaya bari "ma7ad daqatar" while they were living off you when you were young and working. ask God for his fathel and never depend of humanbeing.
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: Career for Old Childless Couples

Post by AyeeyoH »

I hope i never get that old.Better to die young then depending on pple.Ilaahy sariir naguma silciyo sanado intay waqtigeena gaadhayso.

Intaad masruuf ka werwareysid aakhiradada ka werwer. Allaho aclam inaad bariyo noolan doontid.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Hyperactive »

^^lol Ayeeyo. wallah wa runta. bari in lagaari Allah ba ok. God doest ask us tomorrow's prayer, why we bother tomorows rizq. bani adam ban isla nahay. we always worry.
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Sumubaridi »

Hyperactive wrote:^^lol Ayeeyo. wallah wa runta. bari in lagaari Allah ba ok. God doest ask us tomorrow's prayer, why we bother tomorows rizq. bani adam ban isla nahay. we always worry.
Aduunka unbaa ii daran in aan dadka tuugsado. Aakhira allaah ayaa janna igaynaayo. Aniga waan tukadaah, weligeey wax maxadin, qof madilin, masinaysan, mashirkin, qofna dhib uma gaysan, Rasuulka kuma jeesjeesin. Diinta waan jeclahay. Aniga inta aan diinta ka aqriyay qofkii intaa sameeyo janna ayuu galaah. Its a matter of Bal janadeen geli doonaah? Firdawsa mise Naciim mise mid kale :lol:

Hadaad aragto qof aakhiro kawal walaaya waa qof wax un sameeyay, muslimka dhibay, qabiileeste ah, zaani ah, diinta kuciyaaro, gaalo gaalo iska dhigdhiga, naag aan xijaaban oo aan odaygeeda kadanbayn, mid iska tunta oo zaani ah, mid salaada kuciyaaro. Allah wuxuu yiri waxaas iyo waxaas samee Janna ayaan kugaynayaah. So aniga waan is ogahay in wixii allah samee iyiri intaan ka awoodo waan smaeeyaah. Marka Janna ayaan geli doonaah Insha allah. Xoogaa in ajar badan kuwo aan xantay la iiga qaado waa macquul laakiin xoogaa jarka ayaan badsadaah si wax iigu soo haraan. its not rocket science.
Last edited by Sumubaridi on Tue Aug 30, 2016 11:04 am, edited 1 time in total.
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: Career for Old Childless Couples

Post by AyeeyoH »

Hyper, Walaahi geerida intay naga maqan tahay qof kale ayey ku maqan tahay.Maanta waxan maqlay gabadh umushay oo Maalin ka bacdi dhimatey.Inanki ay dhashay ilaahy aabihi qof wanaagsan ha Uga dhigo.

Aduunka ina la isku haleyo maaha...wa laga tagi maalin uun.Qof kasta risiqiisa ilaahy ba oo haya.
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Sumubaridi »

AyeeyoH wrote:Hyper, Walaahi geerida intay naga maqan tahay qof kale ayey ku maqan tahay.Maanta waxan maqlay gabadh umushay oo Maalin ka bacdi dhimatey.Inanki ay dhashay ilaahy aabihi qof wanaagsan ha Uga dhigo.

Aduunka ina la isku haleyo maaha...wa laga tagi maalin uun.Qof kasta risiqiisa ilaahy ba oo haya.
Adiga weligaa qof fiican iska ahaaw oo qalbi wanaagsan. Allah kacabso intaa awoodo diintana kudhaqan. Jannada waa banaanka. Allah wuu naxariis badan yahay. Dadka ayakaan rabin jannada. Maa wixii lugu dhahay samee samaysid si jannada aad ugasho?
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: Career for Old Childless Couples

Post by AyeeyoH »

Sumubaridi wrote:
Hyperactive wrote:^^lol Ayeeyo. wallah wa runta. bari in lagaari Allah ba ok. God doest ask us tomorrow's prayer, why we bother tomorows rizq. bani adam ban isla nahay. we always worry.
Aduunka unbaa ii daran in aan dadka tuugsado. Aakhira allaah ayaa janna igaynaayo. Aniga waan tukadaah, weligeey wax maxadin, qof madilin, masinaysan, mashirkin, qofna dhib uma gaysan, Rasuulka kuma jeesjeesin. Diinta waan jeclahay. Aniga inta aan diinta ka aqriyay qofkii intaa sameeyo janna ayuu galaah. Its a matter of Bal janadeen geli doonaah? Firdawsa mise Naciim mise mid kale :lol:

Hadaad aragto qof aakhiro kawal walaaya waa qof wax un sameeyay, muslimka dhibay, qabiileeste ah, zaani ah, diinta kuciyaaro, gaalo gaalo iska dhigdhiga, naag aan xijaaban oo aan odaygeeda kadanbayn, mid iska tunta oo zaani ah, mid salaada kuciyaaro. Allah wuxuu yiri waxaas iyo waxaas samee Janna ayaan kugaynayaah. So aniga waan is ogahay in wixii allah samee iyiri intaan ka awoodo waan smaeeyaah. Marka Janna ayaan geli doonaah Insha allah. Xoogaa in ajar badan kuwo aan xantay la iiga qaado waa macquul laakiin xoogaa jarka ayaan badsadaah si wax iigu soo haraan. its not rocket science.
Even our prophet csw was worried for his aakhirah.Adigu xaarkaaga qasaneya ayaad cirka isla mareysa.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Hyperactive »

Sumu :lol: :lol: Allahey niyadada ha ko seeyo.

i am scared ninyaho. markey lok la galo janada omban rumeysan.lol bani adam dambi laka waayi mahayo. my bigest problem is; dadka niyadan ka karahaysta. afka iyo ga'anta i try to supress but still in iku filan iyo ika badan wan on sameya o dambi ah . Allah ha nawada 3afiyo.

Also being a judge isnt helping. i heard judges are last one to finish their hisaab.

ayeeyo,

that is true walle. i go to funeral wallah weekly and still doesnt sink tht its close to us. Allaho no gargaar.
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Sumubaridi »

Hyperactive wrote:Sumu :lol: :lol: Allahey niyadada ha ko seeyo.

i am scared ninyaho. markey lok la galo janada omban rumeysan.lol bani adam dambi laka waayi mahayo. my bigest problem is; dadka niyadan ka karahaysta. afka iyo ga'anta i try to supress but still in iku filan iyo ika badan wan on sameya. Allah ha nawada 3afiyo.

Also being a judge isnt helping. i heard judges are last one to finish their hisaab.

ayeeyo,

that is true walle. i go to funeral wallah weekly and still doesnt sink tht its close to us. Allaho no gargaar.
Sidaan baan ufakaraah. Hadii allah iyiri 1) Faraaidka samee 2) Muslimka nabad geli 3) Xaraamta iska ilaali 4) Allah iyo Rususha rumee iyo malaaigta iyo kutubadda 5) Waxaad samaynaysid allah dartiis usamee

Intaan hadaad samayso maalin walba janada waa diyaar. Wixii danbi ah oo aad samaysay istiqfaarso maalin walba. Allah utoobad keen. War ninyohow Jannada in lagalo allah wuu sahlay. Dadkaan ayakaa iska waalinaaya. In aduunka lugu noolaado iyo in Jannada lagalo waxaa sahlan Jannada.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Hyperactive »

looool i like your thinking and i wish i had that convidance in myself. war Allah rahmadesa omban jana ko galeyna moye, qof 3amalkisa ko galayo maleh.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Timiro1999 »

AyeeyoH wrote:
Sumubaridi wrote:
Hyperactive wrote:^^lol Ayeeyo. wallah wa runta. bari in lagaari Allah ba ok. God doest ask us tomorrow's prayer, why we bother tomorows rizq. bani adam ban isla nahay. we always worry.
Aduunka unbaa ii daran in aan dadka tuugsado. Aakhira allaah ayaa janna igaynaayo. Aniga waan tukadaah, weligeey wax maxadin, qof madilin, masinaysan, mashirkin, qofna dhib uma gaysan, Rasuulka kuma jeesjeesin. Diinta waan jeclahay. Aniga inta aan diinta ka aqriyay qofkii intaa sameeyo janna ayuu galaah. Its a matter of Bal janadeen geli doonaah? Firdawsa mise Naciim mise mid kale :lol:

Hadaad aragto qof aakhiro kawal walaaya waa qof wax un sameeyay, muslimka dhibay, qabiileeste ah, zaani ah, diinta kuciyaaro, gaalo gaalo iska dhigdhiga, naag aan xijaaban oo aan odaygeeda kadanbayn, mid iska tunta oo zaani ah, mid salaada kuciyaaro. Allah wuxuu yiri waxaas iyo waxaas samee Janna ayaan kugaynayaah. So aniga waan is ogahay in wixii allah samee iyiri intaan ka awoodo waan smaeeyaah. Marka Janna ayaan geli doonaah Insha allah. Xoogaa in ajar badan kuwo aan xantay la iiga qaado waa macquul laakiin xoogaa jarka ayaan badsadaah si wax iigu soo haraan. its not rocket science.
Even our prophet csw was worried for his aakhirah.Adigu xaarkaaga qasaneya ayaad cirka isla mareysa.
Subxaanalaah walaahi intaas baan ku fikirayey, nebi Maxamed scw oo wax ILLAAHAY abuuray ugu khayr badnaa ayaa aakhiradisa ka werwerayey!.ILLAAHAY ayaa ugu balan qaaday jano iyo meel wanaagsan hadana siduu cibaado ugu taagan yahay hadh iyo habeen ayaa caguhu barari jireen!

Markaa Samu hadaad cibaadaysatid oo ILLAAHAY ka baqdid maasha ALLAH.
Mid baan ku weydiinayaa miyaad ogtahay in wanaagas iyo cibaadadas lagaa aqbalay
Qofna ma oga halkuu ku dambayn doono aakhiro, weligaa cibaadada yey isla weyni kugu ridin.
Machiavelli2
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1520
Joined: Mon Jul 28, 2014 2:14 am

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Machiavelli2 »

Even if you have children, why rely on them financially? They will be raising young families and need every penny they earn, Have you heard about superannuation? Contribute to it now and retire in your 60''s and enjoy the remaining years of your life while earning similar wages and lifestyle before you retired through your superannuation.
smartyt
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 973
Joined: Sat Jun 18, 2016 6:34 pm

Re: Career for Old Childless Couples

Post by smartyt »

Just steal children how hard can it be ?
Sumubaridi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2419
Joined: Wed Apr 29, 2015 8:24 am

Re: Career for Old Childless Couples

Post by Sumubaridi »

Machiavelli2 wrote:Even if you have children, why rely on them financially? They will be raising young families and need every penny they earn, Have you heard about superannuation? Contribute to it now and retire in your 60''s and enjoy the remaining years of your life while earning similar wages and lifestyle before you retired through your superannuation.
Waa maxay superannuation? Interest earning?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”