Heavy fighting breaks out in jowhar
Moderator: Moderators
Re: Heavy fighting breaks out in jowhar
you are desperate man,wishing for an inter-abgaal fighting while abgaal is not a clan but a close family members.we stand together and die together,where are the gaaljecel to put you in your langab place!
Iskahorimaadkan oo dhacay fiidnimadii caawa ayaa waxaa uu ka dhashay sida ay u xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta uu iskahorimaadku ka dhacay in ciidamo Boolis ah oo howlgal ay ku baacsanayeen dad lagu tuhmayay inay ka ganacsanayeen muqaadaraadka xashiishada iyo labo askari oo ku sugnaa gudaha xaafada Kulmis ay kala shakiyeen halkaasna ay ka dhacday is rasaaseyn sababtay in ay dhintaan labo askari halka saddex ruux oo rayid ahna ku dhaawacmeen.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1152 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 1 Replies
- 603 Views
-
Last post by EASTSIDE-05
-
- 19 Replies
- 1649 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 95 Replies
- 12631 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Adan*5
-
- 16 Replies
- 1115 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 12 Replies
- 1141 Views
-
Last post by guryasame
-
- 26 Replies
- 2031 Views
-
Last post by The_Emperior5